{"id":472928,"date":"2023-01-06T07:26:07","date_gmt":"2023-01-06T07:26:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472928"},"modified":"2023-01-07T09:17:37","modified_gmt":"2023-01-07T09:17:37","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-booqday-xarumo-lagu-farsameeyo-hubka-iyo-gaadiidka-ee-dalka-imaaraadka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-booqday-xarumo-lagu-farsameeyo-hubka-iyo-gaadiidka-ee-dalka-imaaraadka-carabta\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarumo lagu farsameeyo hubka iyo gaadiidka ee Dalka Imaaraadka Carabta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA \u2013 Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Warshadaha soo saara hubka, rasaasta iyo Gaadiidka ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa dardar gelineysa qorshaha dowladda ee dagaalka lagula jiro Khawaarijta Al-Shabaab,kadib kolkii kooxdaaasi haatan laga saaray deegaano badan oo dalka ka tirsan<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasaaraddu waxay xoojisay tayaynta ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA \u2013 Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Warshadaha soo saara hubka, rasaasta iyo Gaadiidka ee dalkaasi. Wasaaradda ayaa dardar gelineysa qorshaha dowladda ee dagaalka lagula jiro Khawaarijta Al-Shabaab,kadib kolkii kooxdaaasi haatan laga saaray deegaano badan oo dalka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":472930,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472928","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472928","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472928"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472928\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472933,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472928\/revisions\/472933"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472930"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}