{"id":472923,"date":"2023-01-06T06:42:46","date_gmt":"2023-01-06T06:42:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472923"},"modified":"2023-01-07T09:17:37","modified_gmt":"2023-01-07T09:17:37","slug":"golaha-ammaanka-oo-ka-hadlay-booqashada-israaiil-ee-masjidka-aqsa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-ammaanka-oo-ka-hadlay-booqashada-israaiil-ee-masjidka-aqsa\/","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka oo ka hadlay booqashada Israa\u2019iil ee masjidka Al-aqsa"},"content":{"rendered":"<p>Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujiyay,booqashada xubnaha Israa\u2019iil ay ku tageen masjidka Aqsa \u00a0,iyagoo carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in la sii wado xalka xaaladda cakiran ee ka taagan dhismaha Masjidka Al Aqsa ee magaalada Quddus.<\/p>\n<p>golaha ammaanku ,waxa ay ka hadleen xaaladda xarunta Al Aqsa iyo khatarta ka dhalan karta in ay sii kordhaan dagaal dhexmara Falastiin iyo Israa\u2019iil,balse hadalladoodu waa kuwo xadidan,mana jiro wax dhaleeecen ah oo loo jeediyay Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Laakiin,Goluhu ma aysan ballan qaadin wax tallaabo ah maalmo kadib markii wasiirka cusub ee amniga Israa\u2019iil Itamaar Ben-Gvir uu booqasho muran badan dhalisay ku tagay goobtaasi, waxayna madaxda Falastiiniyiinta ay ku tilmaameen daandaansi aan horay loo arag.<\/p>\n<p>Ergayga Qaramada Midoobay ee Falastiin Riyad Mansour ayaa Khamiistii ku riixay Golaha Ammaanka in ay tallaabo ka qaadaan Israa\u2019iil, falalka daandaansiga ah ee \u00a0ay ka waddo Qudus,gaar ahaan dhismaha masjidka Aqsa.<\/p>\n<p>Masjidka Al Aqsa waa goobta sadexaad ee ugu barakeysan kadib Maka iyo Madiina,waxaana sidoo kale \u00a0ixtiraama Yuhuudda, kuwaas oo ugu yeera Buurta Macbadka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujiyay,booqashada xubnaha Israa\u2019iil ay ku tageen masjidka Aqsa \u00a0,iyagoo carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in la sii wado xalka xaaladda cakiran ee ka taagan dhismaha Masjidka Al Aqsa ee magaalada Quddus. golaha ammaanku ,waxa ay ka hadleen xaaladda xarunta Al Aqsa iyo khatarta ka dhalan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":472925,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472923","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472923","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472923"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472927,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472923\/revisions\/472927"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}