{"id":472793,"date":"2023-01-05T08:34:23","date_gmt":"2023-01-05T08:34:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472793"},"modified":"2023-01-05T08:34:56","modified_gmt":"2023-01-05T08:34:56","slug":"wasiir-daauud-sonna-waxaa-ay-mudan-tahay-ammaan-ballaaran-waxay-sameysay-horumar-dhanka-wax-soo-saarka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-daauud-sonna-waxaa-ay-mudan-tahay-ammaan-ballaaran-waxay-sameysay-horumar-dhanka-wax-soo-saarka-ah\/","title":{"rendered":"Wasiir Daa\u2019uud \u201cSONNA waxaa ay mudan tahay ammaan ballaaran, waxay sameysay horumar dhanka wax soo saarka ah\u201d."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aadan sanad guuradda 59-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Wakaaladdda wararka Soomaaliyeed (SONNA), u diray madaxda iyo shaqaalaha wakaaladda wararka ee SONNA.<\/p>\n<p>Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA mudantahay amaan ballaaran waxuuna tilmaamay in Wakaaladdu sameeyay muddooyinkii damme horumar dhanka wax soo saarka ah.<\/p>\n<p>Wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa maanta u dabaal-degeysa sanad guuraddii 59-aad ee aas-aaskeeda, 1964-tii shanta bisha koobaad ee Janaayo ayaa la aas-aasay Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA.<\/p>\n<p>SONNA ayaa ah hey\u2019adda rasmiga ah ee u xilsaaran ururinta wararka dowladda gudaha iyo dibadda, xaqiijinta dhacdooyinka iyo bixinta akhbaraadka ay u baahan yihiin raadiyaha, telefishanka, wargeyska iyo bogagga Websaydyada ee baraha bulshada. Waana isha rasmiga ee laga xigta wararka dalka.<\/p>\n<p>Wararka iyo Barnaamijyadda SONNA ee lagu baahiyo mareegta Internet-ka iyo baraha rasmiga ee Bulshadda ayaa ku baxa saddex luuqadood oo kala AF-Soomaali, Afka Carabiga iyo kan Ingiiriisiga. malaayiin qof oo ku nolol gudaha dalka iyo dibadiisa ayaa ku xiran oo daalcada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aadan sanad guuradda 59-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Wakaaladdda wararka Soomaaliyeed (SONNA), u diray madaxda iyo shaqaalaha wakaaladda wararka ee SONNA. Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA mudantahay amaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":472794,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[786,787],"class_list":{"0":"post-472793","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasiir-daauud-sonna-waxaa-ay-mudan-tahay-ammaan-ballaaran","10":"tag-waxay-sameysay-horumar-dhanka-wax-soo-saarka-ah"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472793","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472793"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472793\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472795,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472793\/revisions\/472795"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472794"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472793"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472793"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472793"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}