{"id":472742,"date":"2023-01-04T17:23:32","date_gmt":"2023-01-04T17:23:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472742"},"modified":"2023-01-04T17:24:00","modified_gmt":"2023-01-04T17:24:00","slug":"wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-kulan-natiijo-wanaagsan-ku-soo-dhammaaday-la-yeeshay-wasiirka-arimaha-dibadda-dalka-kuwait","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-kulan-natiijo-wanaagsan-ku-soo-dhammaaday-la-yeeshay-wasiirka-arimaha-dibadda-dalka-kuwait\/","title":{"rendered":"Wasiirka  Qorsheynta  XFS oo kulan natiijo wanaagsan ku soo dhammaaday la yeeshay Wasiirka Arimaha Dibadda dalka Kuwait."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa kulan natiijo wanaagsan ku soo dhammaaday la yeeshay Wasiirka Arimaha Dibadda dalkaas, Mudane Sheikh Salem Abdullah Al-Jaber Al-Sabah. Labada mas&#8217;uul ayaa ka wada hadalnay iskaashiga ka dhexeeya labada dhinac, iyo arrimihii ugu dambeeyay ee gobolka iyo caalamka.<\/p>\n<p>Wasiir Beenebeene ayaa dhambaal qoraal ah oo uu ka siday Madaxwaynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, kuna socday Amiirka dalka Kuwait Sheikh Nawaf Al- Ahmed ku wareejiyay Wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi Kuwait.<\/p>\n<p>Wasiir Sheikh Salem ayaa guddoomay dhambaal qoraalka Madaxweynaha, kana mahadceliyay wada shaqaynta iyo xiriirka wanaagsna ee markasta ka dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa kulan natiijo wanaagsan ku soo dhammaaday la yeeshay Wasiirka Arimaha Dibadda dalkaas, Mudane Sheikh Salem Abdullah Al-Jaber Al-Sabah. Labada mas&#8217;uul ayaa ka wada hadalnay iskaashiga ka dhexeeya labada dhinac, iyo arrimihii ugu dambeeyay ee gobolka iyo caalamka. Wasiir Beenebeene ayaa dhambaal qoraal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":472743,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472742","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472742","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472742"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472742\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472744,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472742\/revisions\/472744"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472743"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}