{"id":472664,"date":"2023-01-04T06:42:28","date_gmt":"2023-01-04T06:42:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472664"},"modified":"2023-01-04T06:43:34","modified_gmt":"2023-01-04T06:43:34","slug":"maraykanka-oo-sheegay-inuu-ka-walaacsan-yahay-booqashada-wasiirka-amniga-israel-ku-tegay-masjid-aqsa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-ka-walaacsan-yahay-booqashada-wasiirka-amniga-israel-ku-tegay-masjid-aqsa\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo sheegay inuu ka walaacsan yahay booqashada wasiirka Amniga Israel ku tegay Masjid Al-Aqsa"},"content":{"rendered":"<p>Washington(SONNA):-Maraykanka ayaa aad uga walaacsan talaabadii uu talaadadii Wasiirka Amniga Qaranka Israa&#8217;iil, Itamar Ben-Gvi ku tagay dhismaha Masjidka Al-Aqsa isagoo sheegay in ay xiisad kicin karto. &#8220;Waxaan si qoto dheer uga walaacsanahay ficil kasta oo hal dhinac ah oo awood u leh inay sii xumeeyaan xiisadda si sax ah sababtoo ah waxaan rabnaa inaan aragno taas caksigeeda,&#8221; afhayeenka waaxda arrimaha dibedda Ned Price ayaa ku sheegay shir jaraa&#8217;id oo uu qabtay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan ku baaqaynaa in xiisadaha la dhimo,Waxaan rabnaa inaan aragno xiisadaha oo sii yaraanaya,\u201d ayuu yidhi. &#8220;Mareykanku wuxuu si adag ugu taagan yahay ilaalinta xaaladda taariikhiga ah ee ku saabsan goobaha barakeysan ayuu yiri afhayeen Ned Price.<\/p>\n<p>Israa&#8217;iil ayaa qabsatay bariga Quddus intii uu socday dagaalkii dhex maray Israel iyo Carabta sanaddihii 1967 ilaa 1980 oo ay ugu dambayn si weyn isugu fidisay magaaladda Qudus.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington(SONNA):-Maraykanka ayaa aad uga walaacsan talaabadii uu talaadadii Wasiirka Amniga Qaranka Israa&#8217;iil, Itamar Ben-Gvi ku tagay dhismaha Masjidka Al-Aqsa isagoo sheegay in ay xiisad kicin karto. &#8220;Waxaan si qoto dheer uga walaacsanahay ficil kasta oo hal dhinac ah oo awood u leh inay sii xumeeyaan xiisadda si sax ah sababtoo ah waxaan rabnaa inaan aragno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":472665,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472664","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472664","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472664"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472664\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472667,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472664\/revisions\/472667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472665"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472664"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472664"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472664"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}