{"id":472634,"date":"2023-01-03T13:40:52","date_gmt":"2023-01-03T13:40:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472634"},"modified":"2023-01-03T13:40:52","modified_gmt":"2023-01-03T13:40:52","slug":"guddoomiyaha-heyadda-maareynta-masiibooyinka-oo-kulan-la-qaatay-guddoomiye-ku-xigeenka-heyadda-maareynta-masiibooyinka-ee-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-heyadda-maareynta-masiibooyinka-oo-kulan-la-qaatay-guddoomiye-ku-xigeenka-heyadda-maareynta-masiibooyinka-ee-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha hey\u2019adda maareynta masiibooyinka oo kulan la qaatay guddoomiye ku xigeenka hey\u2019adda maareynta masiibooyinka ee dalka Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>ANKARA-(SONNA)-Gudoomiyaha Hay\u2019adda maareeynta masiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay Gudoomiye kuxigeenka Hey\u2019adda maareeynta Masiibooyinka Turkiga ee loo yaqaan AFAD.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa kawada hadlay iskaashi &amp; wadashaqeyn.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda maareynta masiibooyinka ee AFAD ayaa si gaar ah uga taageeri doonta dhisidda kaabayaasha muhiimka u ah maareeynta qataraha iyo musiibooyinka.<\/p>\n<p>Kulanka kadib wafdiga Hey\u2019adda ayaa booqday Xarunta dhexe ee isku daba ridka iyo maareeynta Musiibooyinka dalka Turkiga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ANKARA-(SONNA)-Gudoomiyaha Hay\u2019adda maareeynta masiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay Gudoomiye kuxigeenka Hey\u2019adda maareeynta Masiibooyinka Turkiga ee loo yaqaan AFAD. Labada dhinac ayaa kawada hadlay iskaashi &amp; wadashaqeyn. Hey\u2019adda maareynta masiibooyinka ee AFAD ayaa si gaar ah uga taageeri doonta dhisidda kaabayaasha muhiimka u ah maareeynta qataraha iyo musiibooyinka. Kulanka kadib wafdiga Hey\u2019adda ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":472635,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[784],"class_list":{"0":"post-472634","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-guddoomiyaha-heyadda-maareynta-masiibooyinka-oo-kulan-la-qaatay-guddoomiye-ku-xigeenka-heyadda-maareynta-masiibooyinka-ee-dalka-turkiga"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472634","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472634"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472636,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472634\/revisions\/472636"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472635"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}