{"id":472555,"date":"2023-01-02T11:33:01","date_gmt":"2023-01-02T11:33:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472555"},"modified":"2023-01-02T11:33:01","modified_gmt":"2023-01-02T11:33:01","slug":"ku-simaha-wasiirka-wasaaradda-gadiidka-iyo-duulista-hawada-oo-maanta-kormeeray-waaxda-pra-ee-gadiidka-rayidka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ku-simaha-wasiirka-wasaaradda-gadiidka-iyo-duulista-hawada-oo-maanta-kormeeray-waaxda-pra-ee-gadiidka-rayidka\/","title":{"rendered":"Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada oo maanta kormeeray waaxda (PRA) ee Gadiidka Rayidka."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Kusimaha Wasiirka Gadiidka iyo Duulista hawada ahnna\u00a0 Wasiiru&#8217;dawlaha Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada XFS Xildhibaan Maxamed Cumar (Cananuug) ayaa\u00a0 maanta kormeeray habsami u socodka shaqada Waxda (PRA) ee Wasaaradda Gadiidka isaga oo mid mid ugalay Xafiisyada kala duwan ee loogu adeego shacabka Somaliyeed.<\/p>\n<p>Agasimaha Waaxda (PRA) Mawliid xusen cumar ayaa uga warbixiyey Wasiirka intii uu ku guda jiray shaqada kormeerka uga<\/p>\n<p>Wasiir Cananuug ayaa shaqaalaha Wasaradda u sheegay inay ilaaliyaan wakhtiga shaqada soo galista iyo ka bixitaanka Madaama ay Gudanayaan wajib kooda shaqo.<\/p>\n<p>Xukumadda Dan-qaran ayaa wada dadaaallo lagu hormarinayo shaqada hey&#8217;addaha Dawlada\u00a0 taas oo lagu kormeerayo shaqaalaha Dowladda goobahooda shaqo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Kusimaha Wasiirka Gadiidka iyo Duulista hawada ahnna\u00a0 Wasiiru&#8217;dawlaha Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada XFS Xildhibaan Maxamed Cumar (Cananuug) ayaa\u00a0 maanta kormeeray habsami u socodka shaqada Waxda (PRA) ee Wasaaradda Gadiidka isaga oo mid mid ugalay Xafiisyada kala duwan ee loogu adeego shacabka Somaliyeed. Agasimaha Waaxda (PRA) Mawliid xusen cumar ayaa uga warbixiyey Wasiirka intii uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":472556,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472555","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472555"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472557,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472555\/revisions\/472557"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472556"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}