{"id":472548,"date":"2023-01-02T11:19:07","date_gmt":"2023-01-02T11:19:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472548"},"modified":"2023-01-02T11:35:11","modified_gmt":"2023-01-02T11:35:11","slug":"wasiirka-wasaaradda-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-xfs-oo-la-kulmay-wiil-dhalinyaro-ah-oo-sameeyay-ganacsi-guulaystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-wasaaradda-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-xfs-oo-la-kulmay-wiil-dhalinyaro-ah-oo-sameeyay-ganacsi-guulaystay\/","title":{"rendered":"Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo la kulmay wiil dhalinyaro ah oo sameeyay ganacsi guulaystay."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cabdiraxiim Warsame Diiriye iyo Agaasimaha waaxda Hal-abuurka iyo wacyigelinta dhalinyarada Ikraan Cabdullaahi Jogow ayaa xafiiska Wasaaradda ku qaabilay Maxamed Cabdullaahi Barre oo ah wiil hormuud ka noqday hal-abuur guulaystay oo la xiriira Shinida.<\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Barre Maxamuud ayaa si loo dhiirri-geliyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee hal-abuurka leh soo kordhiyay waaxda Hal-abuurka dhalinyarada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Hal-abuurka Maxamed Cabdullaahi Barre waxaa weheliya inuu shaqaaliiyay dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa balan qaaday inay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS xoojinayso taageerada dhalinyarada Hal-abuurka soo kordhiya isagoo sheegay in maalin ka mid ah shirweynaha dhalinyarada Soomaaliyeed ee dhamaadka bishan dhacaya loo gaar yeelay dhalinyarada Hal-abuurka leh.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-472549\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/dhalinyaro7777-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"785\" height=\"216\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-472550\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/dhalinyaro3333333333-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"712\" height=\"297\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-472551 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/dhalinyaro111111111111111.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/dhalinyaro111111111111111.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/dhalinyaro111111111111111-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/dhalinyaro111111111111111-696x928.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/dhalinyaro111111111111111-315x420.jpg 315w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cabdiraxiim Warsame Diiriye iyo Agaasimaha waaxda Hal-abuurka iyo wacyigelinta dhalinyarada Ikraan Cabdullaahi Jogow ayaa xafiiska Wasaaradda ku qaabilay Maxamed Cabdullaahi Barre oo ah wiil hormuud ka noqday hal-abuur guulaystay oo la xiriira Shinida. Wasiir Maxamed Barre Maxamuud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":472551,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472548","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472548","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472548"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472548\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472558,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472548\/revisions\/472558"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472551"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}