{"id":472527,"date":"2023-01-02T09:08:36","date_gmt":"2023-01-02T09:08:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472527"},"modified":"2023-01-02T09:19:39","modified_gmt":"2023-01-02T09:19:39","slug":"wasaaradda-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-xfs-oo-kitaabo-quraanka-kariimka-ah-ku-wareejiyay-maamullada-koofur-galbeed-iyo-hirshabeellewasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-xfs-oo-kitaabo-quraanka-kariimka-ah-ku-wareejiyay-maamullada-koofur-galbeed-iyo-hirshabeellewasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS oo Kitaabo Qur\u2019aanka Kariimka ah  ku wareejiyay maamullada Koofur galbeed iyo Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS Saalax Shariif Sayid\u00a0 Cali ayaa Kitaabo Qur\u2019aanka kariimka ah\u00a0 ku wareejiyay maamullada Koofur galbeed iyo Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa shegay in Maamulada koonfur galbeed iyo Hirshabeelle ay maanta ka Daah-fureen qeybinta kitabada Qur\u2019aanka oo gaarayo ilaa Shan iyo toban kun oo loogu talagalay in la geeyo Dugsiyada Qur\u2019aanka iyo masaajidyada ku yaal muqdisho iyo guud ahaan gobolada dalka.<\/p>\n<p>Waxa uu wasiirku timaamay in ujeedka qeybtinta kitaabadu ay tahay sidii ay wasaaraddu uga qeyb qaadan lahayd faa-finta Diinta islaamka,isagoo sheegay in kitaabadan\u00a0 la garsiin doono Goobihii\u00a0 khawaarijta laga xoreeyay ee baadiyaha si bulshada degaanada uga faa\u2019ideystaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta Hirshabeelle iyo koonfur galbeed ayaa dhankood ka mahadceliyay Kitaabada ay ku wareejisay Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta\u00a0 DFS<\/p>\n<p>&#8221; Kitaabada nalagu wareejiyay waxaa ay ka qeyb qaadanayaan faafinta diinta islaamka, waana ka mahadcelinay&#8221; sidaa waxa yiri wasiirradda Awqaafta Koofur galbeed iyo Hirshabeelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS Saalax Shariif Sayid\u00a0 Cali ayaa Kitaabo Qur\u2019aanka kariimka ah\u00a0 ku wareejiyay maamullada Koofur galbeed iyo Hirshabeelle. Wasiirka ayaa shegay in Maamulada koonfur galbeed iyo Hirshabeelle ay maanta ka Daah-fureen qeybinta kitabada Qur\u2019aanka oo gaarayo ilaa Shan iyo toban kun oo loogu talagalay in la geeyo Dugsiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":472528,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472527","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472527","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472527"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472527\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472531,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472527\/revisions\/472531"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472528"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472527"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472527"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472527"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}