{"id":472513,"date":"2023-01-02T08:22:37","date_gmt":"2023-01-02T08:22:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472513"},"modified":"2023-01-07T09:17:37","modified_gmt":"2023-01-07T09:17:37","slug":"madaxda-imf-oo-sheegay-in-koboca-dhaqaalaha-dunida-uu-ka-adkaan-doono-2022-kii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-imf-oo-sheegay-in-koboca-dhaqaalaha-dunida-uu-ka-adkaan-doono-2022-kii\/","title":{"rendered":"Madaxda IMF oo ka digtay in koboca dhaqaalaha dunida uu ka adkaan doono sanadkii tagay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxda hay&#8217;adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ka digtay in sannadkaan bilowga ah dhaqaalaha caalamka \u00a0uu ka adkaan doono \u00a0kii sanadkii hore,isla markaana dalalka Maraykanka, Midowga Yurub iyo Shiinaha ay arki doonaan kobac gaabis ah,<\/p>\n<p>Agaasimaha Maamulka IMF Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in sanadka 2023-ka uu noqon doono &#8220;sanad adag&#8221;, iyadoo saddex-meelood meel dhaqaalaha adduunka ay u badan tahay ama la filayo in uu hoos u dhaco.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa yimid ka dib markii hey\u2019ada IMF saadaall \u00a02.7 ah oo ay bixisay bishii Oktoobar ee la soo dhaafay uu hoos uga dhacay 2.9 boqolkiiba saadaasha bishii Luulyo ee dhnaca koboca dhaqaalaha xilli ay jiraan xaalado xasaasi ah oo ay ku jiraan dagaalka Ukraine iyo sicirka dulsaarka ee kor u kaca.<\/p>\n<p>Georgieva ayaa sheegtay in Shiinaha, oo ah dhaqaalaha labaad ee ugu weyn adduunka, ay u badan tahay inuu ka hoosmaro kobaca caalamiga ah markii ugu horreysay muddo 40 sano ah ,iyadoo intaa ku dartay in saddexda dale ee ugu \u00a0dhaqaalaha weyn \u00a0sida US, EU iyo \u00a0China, dhamaantood isku mar ay gaabin doonaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda hay&#8217;adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ka digtay in sannadkaan bilowga ah dhaqaalaha caalamka \u00a0uu ka adkaan doono \u00a0kii sanadkii hore,isla markaana dalalka Maraykanka, Midowga Yurub iyo Shiinaha ay arki doonaan kobac gaabis ah, Agaasimaha Maamulka IMF Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in sanadka 2023-ka uu noqon doono &#8220;sanad adag&#8221;, iyadoo saddex-meelood meel dhaqaalaha adduunka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":472516,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472513","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472513","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472513"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472513\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472526,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472513\/revisions\/472526"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472516"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472513"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472513"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472513"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}