{"id":472501,"date":"2023-01-02T05:37:49","date_gmt":"2023-01-02T05:37:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472501"},"modified":"2023-01-02T05:37:49","modified_gmt":"2023-01-02T05:37:49","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-magacaabay-guddiga-farsamada-ee-shirka-dib-u-heshiisiinta-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-magacaabay-guddiga-farsamada-ee-shirka-dib-u-heshiisiinta-koonfur-galbeed\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay Guddiga Farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga Farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed,kaas oo la hillaadinayo in gogoshiisa la dhigo shanta bishan aynu ku guda jiro.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa dhowaan safar uu ugu gogol xaadhayey shirka madasha dib u heshiisiinta koonfur galbeed waxa uu ku tegay qaar ka mid ah gobolada iyo degmooyinka Dowlad goboleedka Koonfur galbeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhankiisa soo dhoweeyey shirka madasha dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed isagoo ugu baaqay dhamaan dhinacyada in ay deganaan iyo tanaasul muujiyaan,sidoo kale na loo diyaar garoobo sidii gobolada iyo Degmooyinka Koonfur galbeed looga sifayn lahaa harraadiga kooxaha khawaariijta sii dabar go&#8217;aya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-472505\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1672637022758-217x300.jpg\" alt=\"\" width=\"217\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1672637022758-217x300.jpg 217w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1672637022758-304x420.jpg 304w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1672637022758.jpg 694w\" sizes=\"auto, (max-width: 217px) 100vw, 217px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-472506\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1672637025280-216x300.jpg\" alt=\"\" width=\"216\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1672637025280-216x300.jpg 216w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1672637025280-696x965.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1672637025280-303x420.jpg 303w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/FB_IMG_1672637025280.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 216px) 100vw, 216px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga Farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed,kaas oo la hillaadinayo in gogoshiisa la dhigo shanta bishan aynu ku guda jiro. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa dhowaan safar uu ugu gogol xaadhayey shirka madasha dib u heshiisiinta koonfur galbeed waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":472503,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472501","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472501","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472501"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472507,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472501\/revisions\/472507"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}