{"id":472480,"date":"2023-01-01T14:25:33","date_gmt":"2023-01-01T14:25:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472480"},"modified":"2023-01-01T15:01:58","modified_gmt":"2023-01-01T15:01:58","slug":"guddoomiyaha-ayaa-dhanka-kale-ka-hadlay-rabshadihii-ka-dhacay-magaalada-laas-caanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-ayaa-dhanka-kale-ka-hadlay-rabshadihii-ka-dhacay-magaalada-laas-caanood\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka hadlay rabshadihii ka dhacay Magaalada Laas-caanood"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay rabshadihii ka dhacay Magaalada Laas-caanood ee gobolka Sool oo dad shacab ah ay ku dhinteen isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay khasaaraha ka dhashay Bannaanbaxa.<\/p>\n<p>&#8220;Xukuumadda Somaliland Waxaan u soo jeedinayaa in dad shacab ah oo Banaanbax dhigaya in Xabado lagu furo oo la dilo waa wax laga xumaado waana in la joojiyaa&#8221; ayuu yiri Guddoomiye Cabdi xaashi.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa Bulshada magaalada Laas-caanood ugu baaqay in ay is-dajiyaan isla markaasna aan la sameyn wax nabadda wax u dhibaya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa Somaliland iyo Shacabka Laas-caanood u soo jeediyay wada-hadal iyo in la joojiyo rabshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay rabshadihii ka dhacay Magaalada Laas-caanood ee gobolka Sool oo dad shacab ah ay ku dhinteen isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay khasaaraha ka dhashay Bannaanbaxa. &#8220;Xukuumadda Somaliland Waxaan u soo jeedinayaa in dad shacab ah oo Banaanbax dhigaya in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":472481,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472480","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472480","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472480"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472480\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472489,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472480\/revisions\/472489"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472481"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472480"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472480"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472480"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}