{"id":472473,"date":"2023-01-01T13:51:13","date_gmt":"2023-01-01T13:51:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472473"},"modified":"2023-01-01T13:51:13","modified_gmt":"2023-01-01T13:51:13","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-galabta-la-hadli-doona-shacabka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-galabta-la-hadli-doona-shacabka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo galabta la hadli doona Shacabka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta la hadli doona\u00a0 shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa soo gudbin doona\u00a0 guulaha 7-dii bilood ee lasoo dhaafay laga xaqiijiyay halganka dib u xoreynta dalka iyo hiigsiga sanadka 2023 oo noqon doona sanadkii dalka xoroobi lahaa dowladdana ay u jihaysan laheyd adeeg iyo waxqabad.<\/p>\n<p>Halkaan kala soco Khudbadda Madaxweynaha<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta la hadli doona\u00a0 shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa soo gudbin doona\u00a0 guulaha 7-dii bilood ee lasoo dhaafay laga xaqiijiyay halganka dib u xoreynta dalka iyo hiigsiga sanadka 2023 oo noqon doona sanadkii dalka xoroobi lahaa dowladdana ay u jihaysan laheyd adeeg iyo waxqabad. Halkaan kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":472474,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472473","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472473","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472473"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472473\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472475,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472473\/revisions\/472475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472474"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}