{"id":472471,"date":"2023-01-01T10:54:41","date_gmt":"2023-01-01T10:54:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472471"},"modified":"2023-01-01T10:54:41","modified_gmt":"2023-01-01T10:54:41","slug":"deg-deg-dagaal-u-dhaxeeyo-kooxda-khawaarijta-oo-ka-socda-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/deg-deg-dagaal-u-dhaxeeyo-kooxda-khawaarijta-oo-ka-socda-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"DEG DEG: Dagaal u dhaxeeyo Kooxda Khawaarijta oo ka socda gobolka Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad ka wada tirsan khawaarijta ayaa hadda ka socda degaan lagu magacaabo Caliyaalo oo dhanka galbeed ka xiga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Dad goobjoogayaal ah ayaa warbaahinta qaranka u sheegay in muddo dhowr saacadood ah uu dagaalku socdo, waana dagaalkii labaad oo muddo 12-saac gudahood ah khawaarijta ku dhex mara degaannada ku teedsan Xarardheere.<\/p>\n<p>Khilaaf soo shaac baxay oo xoogaystay ayaa ka dhex qarxay kooxda khawaarijta ah ee ku dhuumaalaysanaya degaannada Galmudug.<\/p>\n<p>Kooxda Khawaarijta oo ku jabtay dagaalada ka dhanka ah ee ka socda dalka ayaa hadda bilaabay in ay dhexdooda is hiifaan, khilaafaan kala dhuumasho iyo shaki soo kala dhex galo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad ka wada tirsan khawaarijta ayaa hadda ka socda degaan lagu magacaabo Caliyaalo oo dhanka galbeed ka xiga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Dad goobjoogayaal ah ayaa warbaahinta qaranka u sheegay in muddo dhowr saacadood ah uu dagaalku socdo, waana dagaalkii labaad oo muddo 12-saac gudahood ah khawaarijta ku dhex mara [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":472408,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472471","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472471","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472471"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472471\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472472,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472471\/revisions\/472472"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472408"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472471"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472471"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472471"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}