{"id":472467,"date":"2023-01-01T10:47:19","date_gmt":"2023-01-01T10:47:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472467"},"modified":"2023-01-07T09:17:37","modified_gmt":"2023-01-07T09:17:37","slug":"ruushka-iyo-ukrine-oo-mid-kasta-ballanqaaday-in-uu-guul-ka-gaari-doono-dagaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ruushka-iyo-ukrine-oo-mid-kasta-ballanqaaday-in-uu-guul-ka-gaari-doono-dagaalka\/","title":{"rendered":"Ruushka iyo Ukrine oo mid kasta ballanqaaday in uu guul ka gaari doono dagaalka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha Ukraine iyo Ruushka ee uu ka dhaxeeyo dagaalka ayaa midba kan kale ballanqaaday \u00a0in ay guulo ka gaari doonaan dagaalada,xilli ay khudbad ku aadan \u00a0sanadka cusub ka jeefiyen dalalkooda.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha mudada dheer Vladimir Putin ayaa khudbadiisa uga mahad celiyay ciidamada Ruushka, isagoo sheegay in reer galbeedku ay doonayaan inay &#8220;burburiyaan Ruushka&#8221; balse aanu marnaba ogolaan doonin inay dhacdo.<\/p>\n<p>Volodymyr Zelenskyy, oo isna khudbad ku aadan sanadka cusub u jeediyay \u00a0dadkiisa ayaa sheegay in gabagabada dagaalka ay guul gaari doonaan dadka Ukrine,balse loo baahan yahay in loo dulqaato culeyska la isaga dul qaadayo gumeusiga Ruusha ayuu yiri.<\/p>\n<p>Hadalada labada Madaxweyne ayaa imaanaya xilli\u00a0 qaraxyo badan laga maqlay Kyiv iyo meelo kale oo ku xeeran Ukraine,iyadoo loo dabaaldegayo sanadka cusub.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha Ukraine iyo Ruushka ee uu ka dhaxeeyo dagaalka ayaa midba kan kale ballanqaaday \u00a0in ay guulo ka gaari doonaan dagaalada,xilli ay khudbad ku aadan \u00a0sanadka cusub ka jeefiyen dalalkooda. Hogaamiyaha mudada dheer Vladimir Putin ayaa khudbadiisa uga mahad celiyay ciidamada Ruushka, isagoo sheegay in reer galbeedku ay doonayaan inay &#8220;burburiyaan Ruushka&#8221; balse aanu marnaba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":472469,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472467","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472467","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472467"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472467\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472470,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472467\/revisions\/472470"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472469"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472467"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472467"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472467"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}