{"id":472434,"date":"2023-01-01T06:12:59","date_gmt":"2023-01-01T06:12:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472434"},"modified":"2023-01-01T06:15:06","modified_gmt":"2023-01-01T06:15:06","slug":"waa-lagama-maarmaan-in-dib-u-qiimeyn-lagu-sameeyo-shaqaalaha-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/waa-lagama-maarmaan-in-dib-u-qiimeyn-lagu-sameeyo-shaqaalaha-dowladda\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisal wasaare Xamsa&#8221; Waa lagama maarmaan in dib u qiimeyn lagu sameeyo Shaqaalaha dowladda&#8221;.&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa faray agaasimayaasha guud in ay si daacad ah oo fir fircoon u hoggaamiyaan shaqaalaha si ay u gutaan waajibaadka qaran ee saran.<\/p>\n<p>Mudane Xamsa ayaa sheegay in loo baahan yahay in shaqaalaha ay soo xaadiraan shaqada, gutaan waajibaadka saaran loona fududeeyaa agabka iyo goobta uu ku shaqeynayo si ay tusaale ugu noqdaan shaqaalaha kale ee dowladda maadaama ay matalayaan, isla markaana ay muraayad u yihiin inta kale.<\/p>\n<p>\u201c Waxaan rajeyneynaa in ay agaasimeyaasha ku hoggaamiyaan shaqaalaha si fir-fircoon oo daacad ah, shaqaalaheenna waa ay fiican yihiin, laakiin qofka haddii aan shaqo loo dirin, waxaan rabnaa in shaqo loo diro qofka,\u201d \u00a0ayuu yiri Ra\u2019iisal wasaare Xamsa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamse ayaa horay gaasimeyaasha wasaarradaha amar ku siiyay in meesha laga saaro shaqaalaha aan soo shaqo tagin ee mushaharaadka qaato.<\/p>\n<p>Hadalkan ayuu Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya ka sheegay munaasabad lagu abaalmarinayay qaar ka mid ah shaqaalaha xafiiska Ra\u2019iisal wasaaraha, kuwaas oo si daacad ah uga soo baxay shaqadii loo xil saaray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa faray agaasimayaasha guud in ay si daacad ah oo fir fircoon u hoggaamiyaan shaqaalaha si ay u gutaan waajibaadka qaran ee saran. Mudane Xamsa ayaa sheegay in loo baahan yahay in shaqaalaha ay soo xaadiraan shaqada, gutaan waajibaadka saaran loona fududeeyaa agabka iyo goobta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":472433,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472434","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472434","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472434"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472434\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472437,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472434\/revisions\/472437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472433"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472434"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472434"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472434"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}