{"id":472410,"date":"2022-12-31T15:36:47","date_gmt":"2022-12-31T15:36:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472410"},"modified":"2022-12-31T16:27:31","modified_gmt":"2022-12-31T16:27:31","slug":"guulane-maanta-kiro-maahan-warbixin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guulane-maanta-kiro-maahan-warbixin\/","title":{"rendered":"Guulane Maanta Kiro Maahan. (Warbixin)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Deegaanka Guulane, waxaa uu 50 KM u jira degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellada Dhexe, waxaa xudunta halganka Shacabka iyo Dowladda ee looga soo horjeedo kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab.<\/p>\n<p>Muddo 5-sano ka hor waxaa halganka ka bilaabay Shahiid Hibaad Cali Dasar oo isaga oo diidan dulmiga iyo dulliga Khawaarijta ku shahiiday Kacdoonka ka socda dalka.<\/p>\n<p>Deegaanka maanta waxaa laga darreemaya in dib ay u soo laabatay nabadii iyo noloshii bulshada, waxaana Shacabka ay dareemayaan in ay ka baxeen kiradii ay ku haysteen Khawaarijta Al-shabaab.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/fb.watch\/hM5GNEG8lg\/\">Halkaan ka daawo Warbixinta<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Deegaanka Guulane, waxaa uu 50 KM u jira degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellada Dhexe, waxaa xudunta halganka Shacabka iyo Dowladda ee looga soo horjeedo kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab. Muddo 5-sano ka hor waxaa halganka ka bilaabay Shahiid Hibaad Cali Dasar oo isaga oo diidan dulmiga iyo dulliga Khawaarijta ku shahiiday Kacdoonka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":472414,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472410","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472410","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472410"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472410\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472415,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472410\/revisions\/472415"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472414"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472410"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472410"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472410"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}