{"id":472337,"date":"2022-12-30T17:58:25","date_gmt":"2022-12-30T17:58:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472337"},"modified":"2022-12-30T18:00:41","modified_gmt":"2022-12-30T18:00:41","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inay-ka-xun-tahay-shaqaaqooyinka-ka-socda-laas-caanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-inay-ka-xun-tahay-shaqaaqooyinka-ka-socda-laas-caanood\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay ka xun tahay shaqaaqooyinka ka socda Laas-Caanood"},"content":{"rendered":"<p>MOGADISHO(SONNA):-War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda ka xun tahay shaqaaqooyinka ka socda magaalada Laas Caanood ee Gobolka Sool.<\/p>\n<p>Sidoo kale Dowladda Federaalka ayaa ku baaqday in si nabad ah loo maareeyo shaqaaqooyinkaasi, iyadoo loo turayo shacabka degaankaasina laga dhowrsado in dhiig dambe halkaasi ku daato.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa tacsi u dirtay qoysaska iyo eheladii dadkii naftooda ku waayey shaqaaqooyinkaas, iyadoo kuwa ku dhaawacmeyna u rajeysay caafimaad degdeg.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-472338\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221230-WA0099-212x300.jpg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221230-WA0099-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221230-WA0099-723x1024.jpg 723w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221230-WA0099-696x985.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221230-WA0099-297x420.jpg 297w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221230-WA0099.jpg 763w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MOGADISHO(SONNA):-War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda ka xun tahay shaqaaqooyinka ka socda magaalada Laas Caanood ee Gobolka Sool. Sidoo kale Dowladda Federaalka ayaa ku baaqday in si nabad ah loo maareeyo shaqaaqooyinkaasi, iyadoo loo turayo shacabka degaankaasina laga dhowrsado in dhiig dambe halkaasi ku daato. Dowladda Federaalka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":450356,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,7,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472337","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-siyaasadda","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472337","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472337"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472337\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472341,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472337\/revisions\/472341"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/450356"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472337"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472337"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472337"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}