{"id":472305,"date":"2022-12-30T11:14:15","date_gmt":"2022-12-30T11:14:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472305"},"modified":"2023-01-07T09:17:37","modified_gmt":"2023-01-07T09:17:37","slug":"saraakiil-ka-tirsan-ciidamada-oo-ku-baaqay-in-khawaarijta-ay-ka-faaideystaan-cafiska-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/saraakiil-ka-tirsan-ciidamada-oo-ku-baaqay-in-khawaarijta-ay-ka-faaideystaan-cafiska-dowladda\/","title":{"rendered":"Saraakiil ka tirsan Ciidamada oo ku baaqay in khawaarijta ay ka faa\u2019ideystaan cafiska dowladda"},"content":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyinta Ciidamada Dowladda ee ku sugan deegaanka Hilowle gab oo dhaca xadka sh\/dhexe iyo Gaalgaduud,ayaa ku baaqay in kooxaha khawaarijta ay ka faa\u2019ideystaan cafiska dowladda,isla markaana ay isku soo dhiibaan ciidamada xoogga ee ku sugan halkaasi.<\/p>\n<p>Gaashaanle Sare Suleymaan Dulmi-diid oo maanta la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sidoo kale dalbaday in dadka deegaanka ee horey u raacay \u00a0Khawaarijta ay ka faaideystaan waqtiga cafiska ee ay ku yaboohday dowladda Soomaaliya,isla markaana ay wax la qeybsadaan dadka walaalahooda ah.<\/p>\n<p>Sarkaalkaasi waxa uu xusay in aysan jirin awood dambe oo kooxaha khawaarijta ay kula dagaalamaan ciidanka dowladda,sidaa daraadeed, Waxa uu soo jeediyay in kooxahaasi ay badbaadiyaan naftooda ,hubkoodana ku soo wareejiyaan ciidamada.<\/p>\n<p>Dhanka kale Saalax Niishoow C\/Laahi oo kamid ahaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Bakool.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472310\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/isi-soo-dhiibay.png\" alt=\"\" width=\"1205\" height=\"658\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/isi-soo-dhiibay.png 1205w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/isi-soo-dhiibay-300x164.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/isi-soo-dhiibay-1024x559.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/isi-soo-dhiibay-768x419.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/isi-soo-dhiibay-696x380.png 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/isi-soo-dhiibay-1068x583.png 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/isi-soo-dhiibay-769x420.png 769w\" sizes=\"auto, (max-width: 1205px) 100vw, 1205px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyinta Ciidamada Dowladda ee ku sugan deegaanka Hilowle gab oo dhaca xadka sh\/dhexe iyo Gaalgaduud,ayaa ku baaqay in kooxaha khawaarijta ay ka faa\u2019ideystaan cafiska dowladda,isla markaana ay isku soo dhiibaan ciidamada xoogga ee ku sugan halkaasi. Gaashaanle Sare Suleymaan Dulmi-diid oo maanta la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sidoo kale dalbaday in dadka deegaanka ee horey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":472309,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472305","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472305","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472305"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472311,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472305\/revisions\/472311"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472309"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}