{"id":472288,"date":"2022-12-30T08:31:05","date_gmt":"2022-12-30T08:31:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472288"},"modified":"2023-01-07T09:17:37","modified_gmt":"2023-01-07T09:17:37","slug":"guddoomiyaha-golaha-baarlamaanka-fs-oo-la-kulmay-xubnaha-midoga-musharixiinta-ee-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-baarlamaanka-fs-oo-la-kulmay-xubnaha-midoga-musharixiinta-ee-koonfur-galbeed\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka FS oo la kulmay xubnaha midoga musharixiinta ee Koonfur Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay mar kale hoygiisa kulan la xiriiray arrimaha dib u heshiisiinta \u00a0kula qaatay siyaasiyiinta ku midoobay Midowga Musharraxiinta iyo Madasha Badbaadada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha iyo siyaasiyiinta ayaa Isla qaatay in laga wada qeyb galo 5-ta bisha Janaayo ee soo socota gogol taala magalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed,six al loogu helo arrimaha jira.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa siyaasiyiinta la wadaagay in tabasha kasta oo lakala qabo lagu xallin doono shirka loo madlan yahay horaanta bisha Janaayo, isagoo adkeeyay in laga wada shaqeeyo xasiloonida iyo horumarka deegaanka, si Koonfur Galbeed u noqoto meel xasilooni siyaasadeed ka jirto dadkeedana kuwada noolyihiin kalsooni iyo Midnimo.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheehay in uu ka shaqeynaayo sidii \u00a0guryihii ay waxyeelada ka soo gaartey shaqaaqadaas loogi\u00a0 soo celin lahaa gacan ku hayntooda cidii iska laheyd si loo abuuro jawi xasiloon lagana fogaado waxkasto oo keeni kara gacan kahadal dambe lagana dheeraado wax abaabul dagaal u eg.<\/p>\n<p>Dhinacyadaasi\u00a0\u00a0 \u00a0waxay wax laga xumaado ku tilmaameen shaqaaqadii ka dhacay Baydhabo 23- December 2022, waxaana la isla garteen in waxyaabaha dhimman lagu dhameystiro shirka dambe ee soo socda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472292\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/sh-3.png\" alt=\"\" width=\"1026\" height=\"680\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/sh-3.png 1026w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/sh-3-300x199.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/sh-3-1024x679.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/sh-3-768x509.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/sh-3-696x461.png 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/sh-3-634x420.png 634w\" sizes=\"auto, (max-width: 1026px) 100vw, 1026px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-472293\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/sh-4.png\" alt=\"\" width=\"1023\" height=\"677\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/sh-4.png 1023w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/sh-4-300x199.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/sh-4-768x508.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/sh-4-696x461.png 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/sh-4-635x420.png 635w\" sizes=\"auto, (max-width: 1023px) 100vw, 1023px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay mar kale hoygiisa kulan la xiriiray arrimaha dib u heshiisiinta \u00a0kula qaatay siyaasiyiinta ku midoobay Midowga Musharraxiinta iyo Madasha Badbaadada Koonfur Galbeed. Guddoomiyaha iyo siyaasiyiinta ayaa Isla qaatay in laga wada qeyb galo 5-ta bisha Janaayo ee soo socota [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":472291,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472288","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472288","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472288"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472288\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472295,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472288\/revisions\/472295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472291"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}