{"id":472240,"date":"2022-12-29T17:21:29","date_gmt":"2022-12-29T17:21:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472240"},"modified":"2022-12-29T17:21:29","modified_gmt":"2022-12-29T17:21:29","slug":"ciidanka-nisa-oo-la-wareegay-deegaannada-gandarshe-iyo-jilib-marka-oo-ay-horay-ugu-sugnaayeen-khawaarijta-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-nisa-oo-la-wareegay-deegaannada-gandarshe-iyo-jilib-marka-oo-ay-horay-ugu-sugnaayeen-khawaarijta-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka NISA oo la wareegay deegaannada Gandarshe iyo Jilib Marka oo ay horay ugu sugnaayeen Khawaarijta Al-Shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ciidanka gaarka ah ee Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka &amp; Booliska Haramcad ayaa si buuxda ula wareegay deegaannada Gandarshe iyo Jilib Marka oo ay horay ugu sugnaayeen Khawaarijta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Howlgallo qorshaysan oo ay sameeyeen ciidanka ammaanka ayaa waxaa Khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiiyay Khawaarijta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ciidanka NISA iyo Booliska Haramcad ayaa horay waxay howlgalo balaaran uga sameeyeen deegaano badan oo ku yaala inta ku dhaxaysa Muqdisho ilaa iyo magaalada Marka, waxaana la sifeeyay jidka isku xira labada magaalo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ciidanka gaarka ah ee Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka &amp; Booliska Haramcad ayaa si buuxda ula wareegay deegaannada Gandarshe iyo Jilib Marka oo ay horay ugu sugnaayeen Khawaarijta Al-Shabaab. Howlgallo qorshaysan oo ay sameeyeen ciidanka ammaanka ayaa waxaa Khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiiyay Khawaarijta Al-Shabaab. Ciidanka NISA iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":472241,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472240","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472240","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472240"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472240\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472242,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472240\/revisions\/472242"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472241"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472240"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472240"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472240"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}