{"id":472145,"date":"2022-12-29T05:54:05","date_gmt":"2022-12-29T05:54:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472145"},"modified":"2023-01-07T09:17:37","modified_gmt":"2023-01-07T09:17:37","slug":"qaramada-midoobay-oo-joojisay-qaar-ka-mid-ah-shaqadii-ay-ka-hayeen-afgaanistaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobay-oo-joojisay-qaar-ka-mid-ah-shaqadii-ay-ka-hayeen-afgaanistaan\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo joojisay qaar kamid ah howlihii ka socday Afganistaan"},"content":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in si ku meel gaar ah\u00a0\u00a0 loo joojiyay qaar ka mid ah barnaamijyada samofal ee ay ka wadeen gudaha Dalka Afganistaan.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay \u00a0ayaa digniin ku bixisay in hawlo kale oo badan ay sidoo kale u badan tahay in la hakiyo ka dib markii Taliban ay mamnuucday haweenka ka shaqeeyay howlaha gargaarka ah.<\/p>\n<p>Isku duwaha gargaarka degdega ah ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths iyo kooxaha gargaarka caalamiga ah ayaa ugu baaqay mas&#8217;uuliyiinta Taliban inay ka noqdaan mamnuucida haweenka ka shaqeeya waaxda bini&#8217;aadanimada ,iyadoo sidoo kale Taalibaan laga dalbaday \u00a0inay joojiyaan dhammaan awaamiirta haweenka ka mamnuucaya dugsiyada, jaamacadaha iyo nolosha guud.<\/p>\n<p>&#8220;Shaqaalaha dumarka ah ayaa fure u ah dhinac kasta oo ka mid ah jawaab celinta bini&#8217;aadanimo ee Afgaanistaan ayaa lagu yiri bayaan ay si wadajir ah u soo saareen wakiilada Qaramada Midoobay iyo hay&#8217;adaha .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in si ku meel gaar ah\u00a0\u00a0 loo joojiyay qaar ka mid ah barnaamijyada samofal ee ay ka wadeen gudaha Dalka Afganistaan. Qaramada Midoobay \u00a0ayaa digniin ku bixisay in hawlo kale oo badan ay sidoo kale u badan tahay in la hakiyo ka dib markii Taliban ay mamnuucday haweenka ka shaqeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":472148,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472145","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472145","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472145"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472145\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472155,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472145\/revisions\/472155"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472148"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472145"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472145"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472145"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}