{"id":472050,"date":"2022-12-28T06:25:41","date_gmt":"2022-12-28T06:25:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472050"},"modified":"2022-12-28T06:25:41","modified_gmt":"2022-12-28T06:25:41","slug":"golaha-ammaanka-oo-canbareeyay-goaan-ka-soo-baxay-daaliban","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-ammaanka-oo-canbareeyay-goaan-ka-soo-baxay-daaliban\/","title":{"rendered":"Golaha ammaanka oo canbareeyay go\u2019aan ka soo baxay Daaliban"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku booriyay Daalibaan inay ka waantobaan \u00a0siyaasadaha lagu beegsanayo Haweenka Afgaanistaan, iyagoo walaac ka muujiyay\u00a0 tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda insaanka \u00a0ee dalkaas ka jira.<\/p>\n<p>Golaha Ammaanka ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay inay aad uga walaacsan yihiin xannibaadaha sii kordhaya ee lagu hayo waxbarashada Haweenka Afgaanistaan, iyagoo ku baaqay in loo ogolaado Haweenka inay ka qeeyb qataan waxbarashada si ay hanaanka kobaca dalka qeyb ugu noqdaan.<\/p>\n<p>Sidokale, Golaha wuxuu cambaareeyay xayiraadda lagu soo rogay Haweenka ka shaqeeya hay\u2019adaha aan dowliga ahayn, iyagoo sheegay in taasi ay sameeyn ku yeelan karto howlaha gargaarka ee waddan ka socda.<\/p>\n<p>Todobaadki hore, Daaliban ayaa ku dhawaaqday in gabi ahaanba Albaabada loo laabay Jaamacadahii ay wax ka baran jireen Gabdhaha Afgaanistaan, waxaana markii ugu horeysay arrinkaasi canbareeyay Mareykanka iyo waddama kale .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku booriyay Daalibaan inay ka waantobaan \u00a0siyaasadaha lagu beegsanayo Haweenka Afgaanistaan, iyagoo walaac ka muujiyay\u00a0 tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda insaanka \u00a0ee dalkaas ka jira. Golaha Ammaanka ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay inay aad uga walaacsan yihiin xannibaadaha sii kordhaya ee lagu hayo waxbarashada Haweenka Afgaanistaan, iyagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":472051,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472050","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472050","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472050"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472050\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472052,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472050\/revisions\/472052"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472051"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472050"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472050"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472050"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}