{"id":472033,"date":"2022-12-27T19:35:47","date_gmt":"2022-12-27T19:35:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=472033"},"modified":"2022-12-27T19:46:43","modified_gmt":"2022-12-27T19:46:43","slug":"hayadda-duulista-rayidka-oo-sheegtay-in-barito-la-hakiyay-diyaaradaha-isticmaala-garoonka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-duulista-rayidka-oo-sheegtay-in-barito-la-hakiyay-diyaaradaha-isticmaala-garoonka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Duulista Rayidka oo sheegtay in Barito la hakiyay diyaaradaha isticmaala garoonka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) qoraal kooban oo ka soo baxay ayaa lagu sheegay in Barito lahakiyay diyaaradaha isticmaalo garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&#8221; Hay&#8217;adda waxaay Bulshada ku wargelinaysaa in lahakiyey diyaaradaha isticmaala Garoonka Muqdisho berito 28\/12\/2022, laga bilaabo 6am subax ilaa 6pm fiidkii sababo farsamo awgeed&#8221; ayaa lagu yiri qoraal kooban oo ka soo baxay Hay&#8217;adda Duulista Rayidka ka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Hay&#8217;adda ayaa sheegtay in kaliya ogalaasho soo dagis ah la siiyay diyaaradaha Ambulance-ka ah, kuwa VIP-da iyo hadii diyaarad ciladi kutimaado inta lagu gudo jiro muddada hakinta halka maalim ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) qoraal kooban oo ka soo baxay ayaa lagu sheegay in Barito lahakiyay diyaaradaha isticmaalo garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. &#8221; Hay&#8217;adda waxaay Bulshada ku wargelinaysaa in lahakiyey diyaaradaha isticmaala Garoonka Muqdisho berito 28\/12\/2022, laga bilaabo 6am subax ilaa 6pm fiidkii sababo farsamo awgeed&#8221; ayaa lagu yiri qoraal kooban oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":472034,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-472033","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472033","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=472033"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472033\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":472038,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/472033\/revisions\/472038"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472034"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=472033"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=472033"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=472033"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}