{"id":471975,"date":"2022-12-27T08:05:12","date_gmt":"2022-12-27T08:05:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471975"},"modified":"2023-01-07T09:17:37","modified_gmt":"2023-01-07T09:17:37","slug":"ukraine-oo-diyaar-u-ah-shir-nabadeed-xilli-ruushku-uu-soo-saaray-hanjabaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ukraine-oo-diyaar-u-ah-shir-nabadeed-xilli-ruushku-uu-soo-saaray-hanjabaad\/","title":{"rendered":"Ukraine oo diyaar u ah shir nabadeed, xilli Ruushku uu soo saaray hanjabaad"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee Dalka Ukraine Dmytro Kuleba ayaa sheegay in qarankiisu uu doonayo shir madaxeed lagu soo afjarayo dagaalka, xilli labada dhinacba ay ku jiraan xaalad \u00a0dagaal oo xooggan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa daneynaya shir madaxeed dhanka nabadda ah oo la qabto muddo laba bilood gudahood ah ,balse ma filayo ayuu yiri in Ruushka uu ka qayb qaadanayo .<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee Ukraine ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee AP in dawladiisu ay doonayso shir lagu qabto Qaramada Midoobay oo uu dhexdhexaadinaayo \u00a0xoghayaha guud Ant\u00f3nio Guterres.<\/p>\n<p>Xoghayaha guud ayaa horay u sheegay marar badan\u00a0 in labada dal uu dhexdhexaadin karo oo kaliya haddii dhammaan dhinacyada ay rabaan inuu soo dhexgali, afhayeenka Qaramada Midoobay Florencia Soto Nino-Martinez ayaa tiri.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa soo saaray amar kama-dambays ah oo ku wajahan Ukraine inay aqbasho soo jeedinta Moscow oo ay ku jiraan in la dhiibo dhulka uu Ruushku xukumo ama ciidankeedu uu go&#8217;aan ka gaari doono arrimahaasi .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee Dalka Ukraine Dmytro Kuleba ayaa sheegay in qarankiisu uu doonayo shir madaxeed lagu soo afjarayo dagaalka, xilli labada dhinacba ay ku jiraan xaalad \u00a0dagaal oo xooggan. Wasiirka ayaa daneynaya shir madaxeed dhanka nabadda ah oo la qabto muddo laba bilood gudahood ah ,balse ma filayo ayuu yiri in Ruushka uu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":471976,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471975","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471975","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471975"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471975\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471981,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471975\/revisions\/471981"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471976"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471975"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471975"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471975"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}