{"id":471892,"date":"2022-12-26T07:03:11","date_gmt":"2022-12-26T07:03:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471892"},"modified":"2022-12-26T07:35:27","modified_gmt":"2022-12-26T07:35:27","slug":"horjooge-iyo-maleeshiyadiisa-oo-lagu-khaarajiyay-gobolka-shabeellaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjooge-iyo-maleeshiyadiisa-oo-lagu-khaarajiyay-gobolka-shabeellaha-hoose\/","title":{"rendered":"Horjooge iyo Maleeshiyadiisa oo lagu khaarajiyay Gobolka Shabeellaha Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Abdirahman Yuusuf Al-cadaala ayaa Wakaaladda SONNA u xaqiijiyay in Horjooge iyo Maleeshiyadiisa lagu khaarajiyay Gobolka Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p>Wasiir Al-cadaala ayaa sheegay in sidoo kale howlgalka qorsheyn ee ka dhacay deegaannada Ceel-maracade, Garas Gawaan, Galka Saalimo iyo deegaanno hoos taga Number 60 ee gobolka Shabeellaha hoose lagu bur-buriyay xarummo iyo isbaarooyinkii ay lacagta ku uruursanayeen khawaarijtu.<\/p>\n<p>&#8221; Waaxaa inta u dhaxeyso Muqdisho ilaa Marka laga sifeeyay Khawaarij, Isbaarooyinkii ay lacagta ku uruursanayeen iyo Xarumihii Xukun xaaraameedkooda waa la burburiyay sidoo kale, Horjooge iyo Maleeshiyadiisiina waa lagu Khaarajiyay&#8221; ayuu yiri Wasiir Al-cadaala.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa xoogga dadweynaha oo kaa shanaya kuwa caalamiga ayaa howlgallo lagu baacsanayo Khawaarijta kawada qaar kamid gobollada dalka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Abdirahman Yuusuf Al-cadaala ayaa Wakaaladda SONNA u xaqiijiyay in Horjooge iyo Maleeshiyadiisa lagu khaarajiyay Gobolka Shabeellaha hoose. Wasiir Al-cadaala ayaa sheegay in sidoo kale howlgalka qorsheyn ee ka dhacay deegaannada Ceel-maracade, Garas Gawaan, Galka Saalimo iyo deegaanno hoos taga Number 60 ee gobolka Shabeellaha hoose lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":471893,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471892","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471892","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471892"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471899,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471892\/revisions\/471899"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471893"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}