{"id":471816,"date":"2022-12-25T11:18:38","date_gmt":"2022-12-25T11:18:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471816"},"modified":"2022-12-25T11:18:38","modified_gmt":"2022-12-25T11:18:38","slug":"galmudug-oo-xirtay-odayaal-la-kulmay-kooxda-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/galmudug-oo-xirtay-odayaal-la-kulmay-kooxda-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Galmudug oo xirtay odayaal la kulmay kooxda Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa xabsiga dhigay odayaal saaka Saxaafadda kula hadlay magaalada Cadaado, kuwaas oo ka soo laabtay deegaannada Khawaarijtu haysato ee ka tirsan Galmudug.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Cadaado Faarax Diiriye Warsame ayaa sheegay in odayaasha maanta hadlay ay yihiin\u00a0 dambiilayaal lagana qaadi doono tallaabo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidamada xoogga dalka Gaashaanle sare Xasan Maxamed Abuukar ( Jaamici), ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in odayaashan la xiray loona gudbiyay magaalada Dhuusamareeb si sharciga loo marsiiyo.<\/p>\n<p>\u201c Cidna lagama aqbalaayo in Khawaarijta la macaamisho,\u201d ayuu yiri G\/sare Xasan Jaamici.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka ayaa horay amar ugu bixisay inaan lala macaamili karin kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab oo hadda gabalkooda sii dhacayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa xabsiga dhigay odayaal saaka Saxaafadda kula hadlay magaalada Cadaado, kuwaas oo ka soo laabtay deegaannada Khawaarijtu haysato ee ka tirsan Galmudug. Guddoomiyaha degmada Cadaado Faarax Diiriye Warsame ayaa sheegay in odayaasha maanta hadlay ay yihiin\u00a0 dambiilayaal lagana qaadi doono tallaabo. Sidoo kale, Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidamada xoogga dalka Gaashaanle [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":471817,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471816","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471816"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471818,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471816\/revisions\/471818"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471817"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}