{"id":471794,"date":"2022-12-24T12:29:50","date_gmt":"2022-12-24T12:29:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471794"},"modified":"2022-12-24T14:33:07","modified_gmt":"2022-12-24T14:33:07","slug":"waa-sidee-nolosha-deegaanka-guulane-oo-laga-xorreeyay-khawaarijta-warbixin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/waa-sidee-nolosha-deegaanka-guulane-oo-laga-xorreeyay-khawaarijta-warbixin\/","title":{"rendered":"Waa sidee nolosha deegaanka Guulane oo laga xorreeyay Khawaarijta?  Warbixin"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Tan iyo markii uu billaawday halganka dalka looga xorreynayo Khawaarijta Al-shabaab ayaa waxaa isbadal dhinaca nolosha ah laga darreemaya deegaanno badan oo laga eryay Maleeshiyaadkaasi.<\/p>\n<p>Deegaanka Guulane, waxaa uu 50 KM u jira degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellada Dhexe, waxaana uu ahaa saldhiggii ugu weynaa ee Yuusuf Kabo kutukade oo ka tirsan Horjoogeyaasha Khawaarijta.<\/p>\n<p>Sidoo kale deegaanka muddo 5-sano ka hor halganka ka bilaabay Shahiid Hibaad Cali Dasar, maanta waxaa laga darreemaya in dib ay u soo laabatay nabadii iyo noloshii bulshada.<\/p>\n<p>Warbixin ku saabsan xaaladda deegaanka Guulane, <a href=\"https:\/\/fb.watch\/hCNs1BJ5ky\/\">Halkaan ka daawo.<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Tan iyo markii uu billaawday halganka dalka looga xorreynayo Khawaarijta Al-shabaab ayaa waxaa isbadal dhinaca nolosha ah laga darreemaya deegaanno badan oo laga eryay Maleeshiyaadkaasi. Deegaanka Guulane, waxaa uu 50 KM u jira degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellada Dhexe, waxaana uu ahaa saldhiggii ugu weynaa ee Yuusuf Kabo kutukade oo ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":471795,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471794","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471794","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471794"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471800,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471794\/revisions\/471800"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471795"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}