{"id":471676,"date":"2022-12-23T06:35:41","date_gmt":"2022-12-23T06:35:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471676"},"modified":"2023-01-07T09:18:02","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:02","slug":"falasyiin-oo-soo-dhoweeysay-qorshaha-chile-oo-ah-in-safaarad-laga-furo-dhulka-la-heysto-ee-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/falasyiin-oo-soo-dhoweeysay-qorshaha-chile-oo-ah-in-safaarad-laga-furo-dhulka-la-heysto-ee-falastiin\/","title":{"rendered":"\u00a0Madaxda Falastiin oo soo dhoweeyay in Chile ay safaarad ka furato\u00a0 dhulka la heysto ee Falastiin"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha dibadda ee Falastiin ayaa soo dhaweysay qorshaha Madaxda Dalka Chile ay ku doonayaan \u00a0inay safaarad ka furato dhulka la haysto ee Falastiin.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha dibadda ee Falastiiniyiinta iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta ayaa si adag u ammaanay tallaabadaasi, sida ay ku warantay wakaaladda wararka ee Falastiiniyiinta ee WAFA.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee Chile, Antonia Urrejola, ayaa xaqiijiyay hadaladaasi, balse waxa uu sheegay in weli uusan jirin waqti la qabtay iyo in Chile ay sii wadato in ay Falastiin iyo Israa\u2019iilba u aqoonsato dowlado sharci ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dalka Chile, Gabriel Boric oo xafiiska la wareegay bishii Maarso ee la soo dhaafay ayaa ku dhawaaqay go\u2019aankaasi ,isagoo sheegay in tallaabadaasi ay muujineyso ilaalinta dalabka ah in sharciga caalamiga ah la ixtiraamo.<\/p>\n<p>Go&#8217;aanka ka soo baxay Dalka Chile \u00a0aaya muujinaya taageeridda sharciga caalamiga ah iyo xuquuqda dadka reer Falastiin si ay u dhistaan \u200b\u200bdal\u00a0 madaxbannaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha dibadda ee Falastiin ayaa soo dhaweysay qorshaha Madaxda Dalka Chile ay ku doonayaan \u00a0inay safaarad ka furato dhulka la haysto ee Falastiin. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Falastiiniyiinta iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta ayaa si adag u ammaanay tallaabadaasi, sida ay ku warantay wakaaladda wararka ee Falastiiniyiinta ee WAFA. Wasiirka arrimaha dibadda ee Chile, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":471678,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471676","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471676"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471682,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471676\/revisions\/471682"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}