{"id":471622,"date":"2022-12-22T10:11:16","date_gmt":"2022-12-22T10:11:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471622"},"modified":"2023-01-07T09:18:02","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:02","slug":"xildhibaan-ilhaan-cumar-oo-manta-gaartay-magaalada-garowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaan-ilhaan-cumar-oo-manta-gaartay-magaalada-garowe\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Ilhaan Cumar oo maanta lagu soo dhoweeyay Magaalada Garowe"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah Aqalka Wakiilada ee Dalka -ka Mareykanka ayaa maanta soo gaartay magaalada Garowe ee Dowlad Goboleedka Puntland,<\/p>\n<p>Waxaana xildhibaanadda halkaasi \u00a0ku soo dhaweeyey ku simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha baarlamaanka \u00a0Puntland mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cusmaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale,waxaa xildhibaan Ilhaan Cumar garoonka diyaaradaha ee Garowe ku soo dhoweeyay masuu&#8217;lyiinta ka tirsan goleyaasha dawladda iyo dadweyne kale.<\/p>\n<p>Ilhaan Cumar ayaa socodkeeda lala xiriiray la socodka xaaladda deegaanada Puntland ,waxaana la filayaa inta ay joogto halkaas in ay la kulanto madaxda Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah Aqalka Wakiilada ee Dalka -ka Mareykanka ayaa maanta soo gaartay magaalada Garowe ee Dowlad Goboleedka Puntland, Waxaana xildhibaanadda halkaasi \u00a0ku soo dhaweeyey ku simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha baarlamaanka \u00a0Puntland mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cusmaan. Sidoo kale,waxaa xildhibaan Ilhaan Cumar garoonka diyaaradaha ee Garowe ku soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":471623,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471622","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471622","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471622"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471630,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471622\/revisions\/471630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471623"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}