{"id":471603,"date":"2022-12-22T07:58:48","date_gmt":"2022-12-22T07:58:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471603"},"modified":"2023-01-07T09:18:02","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:02","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-la-kulmay-madax-ka-socotay-mashruuca-xasilinta-soomaaliya-ee-britain","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-la-kulmay-madax-ka-socotay-mashruuca-xasilinta-soomaaliya-ee-britain\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir oo la kulmay madax ka socotay Mashruuca Xasilinta Soomaaliya ee Britain"},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobalka Banaadir Mudane Feysal Caraale Afrax ayaa xarunta Safaarada UK ee Magaalada Muqdisho \u00a0kulan kula qaatay Madaxa Mashruuca Xasilinta Soomaaliya (Somali Stability Fund)<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa mashaariicda horumarinta xasilinta caasimada, sida dhismayaasha Xarumaha Maamulka Gobalka Banaadir, dayactirka waddooyinka, dib u heshiisiinta bulshada caasimada, dhismaha golaha deeganka iyo\u00a0 horumarinta caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>Mudane Feysal Caraale Afrax ayaa ku amaanay madaxa santuuqa horumarinta Dowlada Britain, tageerada ay siyaan guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaanbulshada Gobalka Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobalka Banaadir Mudane Feysal Caraale Afrax ayaa xarunta Safaarada UK ee Magaalada Muqdisho \u00a0kulan kula qaatay Madaxa Mashruuca Xasilinta Soomaaliya (Somali Stability Fund) Kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa mashaariicda horumarinta xasilinta caasimada, sida dhismayaasha Xarumaha Maamulka Gobalka Banaadir, dayactirka waddooyinka, dib u heshiisiinta bulshada caasimada, dhismaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":471605,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471603","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471603","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471603"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471603\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471604,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471603\/revisions\/471604"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471605"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}