{"id":471597,"date":"2022-12-22T07:11:28","date_gmt":"2022-12-22T07:11:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471597"},"modified":"2022-12-22T07:28:12","modified_gmt":"2022-12-22T07:28:12","slug":"qaramada-midoobay-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-rabshadaha-ka-socda-myanmar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobay-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-rabshadaha-ka-socda-myanmar\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo dalbatay in la joojiyo rabshadaha ka socda Myanmar"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar lagu dalbanayo maamulka ciidamada ee Dalka Mayanmaar in ay joojiyaan rabshadaha iyo khalalaasaha siyaasadeed ee wiiqay horumarka dalkaasi.<\/p>\n<p>Golaha ayaa ku baaqay hoggaamiyeyaasha militariga ee dalkaas inay sii daayaan dhammaan maxaabiista siyaasadeed, oo ay ku jirto hoggaamiyaha sida dimuqraadiga ah loo doortay Aung San Suu Kyi.<br \/>\nMilateriga Myanmar ayaa la wareegay awoodda dalkaasi bishii Febraayo sanadkii 2021,kuwaas oo xabsiga dhigay dad gaaraya 16,000 oo ay ku jiraan siyaasiyiin badan,isla markaana ka dambeeyay dhimashada dhowr kun oo qof.<br \/>\nSafiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Qaramada Midoobay, Barbara Woodward, ayaa ku talisay qaraarka kadib in si buuxda loo hirgeliyo go\u2019aamada golaha ee khuseeya Mayanmar.<br \/>\n12- xubnood ayaa u codeeyay qaraarka,halka ay diideen Shiinaha,Ruusha ,waxaana ka aamusay Hindiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar lagu dalbanayo maamulka ciidamada ee Dalka Mayanmaar in ay joojiyaan rabshadaha iyo khalalaasaha siyaasadeed ee wiiqay horumarka dalkaasi. Golaha ayaa ku baaqay hoggaamiyeyaasha militariga ee dalkaas inay sii daayaan dhammaan maxaabiista siyaasadeed, oo ay ku jirto hoggaamiyaha sida dimuqraadiga ah loo doortay Aung San Suu Kyi. Milateriga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":471598,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471597","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471597","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471597"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471597\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471600,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471597\/revisions\/471600"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471598"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471597"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471597"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471597"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}