{"id":471565,"date":"2022-12-21T12:24:10","date_gmt":"2022-12-21T12:24:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471565"},"modified":"2022-12-21T12:34:50","modified_gmt":"2022-12-21T12:34:50","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-shaacisay-inay-dalka-soo-gaareen-cutubyadii-ugu-horreyay-ee-lagu-soo-tababaray-eritrea","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-shaacisay-inay-dalka-soo-gaareen-cutubyadii-ugu-horreyay-ee-lagu-soo-tababaray-eritrea\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay dalka soo gaareen cutubyadii ugu horreyay ee lagu soo tababaray Eritrea"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo shir jaraa\u2019id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegay inay maanta dalka soo gaareen qeybtii ugu horeysay ciidammadii tababarka ugu soo dhamaaday dalka Eritrea.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdiqaadir ayaa sheegay in Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Mxamuud uu dadaal badan ku bixiyay sidii ciidamadasi dalka dib loogu soo celin lahaa, si howlgallada socda uga qeyb qaadan lahayeen, isagoona xusay in maalmaha soo socda la soo dhammaystiri doono ciidammada wali ku haray Eritrea.<\/p>\n<p>Mudane Cabdiqadir Maxamed Nuur ayaa sidoo kale sheegay in imaanshaha ciidammadan ay fursad wanaagsan u tahay hawlgallada ka dhanka ah Khawaarijta, islamarkaana ay sii ballaarinayso jabka gaaray bilihii u dambeeyey.<\/p>\n<p>Ciidammadan soo gaaray Muqdisho ayaa waxaa waxaa garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ku soo dhoweeyay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda iyo saraakiil ciidan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo shir jaraa\u2019id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegay inay maanta dalka soo gaareen qeybtii ugu horeysay ciidammadii tababarka ugu soo dhamaaday dalka Eritrea. Wasiir Cabdiqaadir ayaa sheegay in Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Mxamuud uu dadaal badan ku bixiyay sidii ciidamadasi dalka dib loogu soo celin lahaa, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":471566,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471565","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471565","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471565"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471565\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471570,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471565\/revisions\/471570"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471566"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471565"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471565"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471565"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}