{"id":471549,"date":"2022-12-21T08:54:07","date_gmt":"2022-12-21T08:54:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471549"},"modified":"2022-12-22T02:50:06","modified_gmt":"2022-12-22T02:50:06","slug":"shacabka-degmada-kaaraan-oo-qabaty-dhagarqabe-falal-amni-dari-ka-geeysan-rabay-degmadaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shacabka-degmada-kaaraan-oo-qabaty-dhagarqabe-falal-amni-dari-ka-geeysan-rabay-degmadaasi\/","title":{"rendered":"Shacabka degmada kaaraan oo qabaty dhagarqabe falal Amni daro ka geysan rabay degmada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Shacabka ku nool degamada Kaaraan ayaa gacanta ku soo dhigay hal dhagarqabe\u00a0\u00a0 oo damacsanaa in uu fuliyo weerar.<\/p>\n<p>dhagar qabahan\u00a0 oo magciisa ku sheegay Maxamed Farxaan Bashiir ayaa ahaa wada Moota Bajaaj,waxana isaga iyo Raggii la socday ay damacsanayeen in ay weraraan Saldhiga degmada Kaaraan, balsa waxa fashiliyay shacabka Degmadda.<\/p>\n<p>Hal dhagarqabe oo kale ayaa ku geeriyooday iska hor imaad ay isku dayeen in ciidamada Amniga\u00a0 lagalaan sida warbaahinta Qaranka\u00a0 u sheegay Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Sadiiq Doodishe.<\/p>\n<p>Shacabka Degamada Kaaran waa markii labaad ee\u00a0 ay Nolosha ku qabtaan xubno dhagarqabayaal ah kuwaas oo rabay in ay fuliyeen weeraro ay ku dhibaataynayaan Amniga Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Shacabka ku nool degamada Kaaraan ayaa gacanta ku soo dhigay hal dhagarqabe\u00a0\u00a0 oo damacsanaa in uu fuliyo weerar. dhagar qabahan\u00a0 oo magciisa ku sheegay Maxamed Farxaan Bashiir ayaa ahaa wada Moota Bajaaj,waxana isaga iyo Raggii la socday ay damacsanayeen in ay weraraan Saldhiga degmada Kaaraan, balsa waxa fashiliyay shacabka Degmadda. Hal dhagarqabe oo kale ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":471550,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471549","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471549","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471549"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471549\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471596,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471549\/revisions\/471596"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471550"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471549"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471549"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471549"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}