{"id":471453,"date":"2022-12-19T16:18:21","date_gmt":"2022-12-19T16:18:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471453"},"modified":"2022-12-19T16:31:58","modified_gmt":"2022-12-19T16:31:58","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-qorshe-hawleedkooda-2023-la-guddoomay-wasaaraddaha-kala-ah-kalluumaysiga-iyo-wasaaradda-dekedaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-qorshe-hawleedkooda-2023-la-guddoomay-wasaaraddaha-kala-ah-kalluumaysiga-iyo-wasaaradda-dekedaha\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse oo qorshe hawleedkooda 2023 ka guddoomay wasaaraddaha kala ah Kalluumaysiga iyo Dekedaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023, Wasiirka Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga, Axmed Xasan Aadan iyo Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdulaahi Axmed Jaamac (Ilko Jiir)<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay labada Wasiir iyo masuuliyiinta kale ee Wasaaradaha inay xoogga saaraan isla xisaabtan, hufnaan &amp; daahfurnaan iyo weliba sidii looga miradhalin lahaa halbeegyada iyo qorshooyinka muddaysan ee ku saleysan tiirarka udub dhexaadka u ah barnaamijka Xukuumadda #DanQaran.<\/p>\n<p>Soo gudbinta qorshe howleedyada Wasaaradaha ayaa waxay aasaas u yihiin helidda nidaam hufan oo lagula xisaabtami karo Wasaaradaha iyo Hay\u2019addaha kale si loo hubiyo in shaqooyinka horyaala lagu qabto wakhtigii loogu talagalay iyo in la xaqiijiyo in shacabka Soomaaliyeed ay helaan dhammaan adeegyada kala duwan ee ay Xukuumaddu u ballan qaaday fulintooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023, Wasiirka Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga, Axmed Xasan Aadan iyo Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdulaahi Axmed Jaamac (Ilko Jiir) Ra&#8217;iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay labada Wasiir iyo masuuliyiinta kale ee Wasaaradaha inay xoogga saaraan isla xisaabtan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":471454,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471453","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471453","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471453"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471458,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471453\/revisions\/471458"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}