{"id":471437,"date":"2022-12-19T10:49:49","date_gmt":"2022-12-19T10:49:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471437"},"modified":"2022-12-19T15:51:57","modified_gmt":"2022-12-19T15:51:57","slug":"wafdi-ay-hoggaamineyso-wasiirka-wasaaradda-haweenka-soomaaliya-oo-gaarey-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-ay-hoggaamineyso-wasiirka-wasaaradda-haweenka-soomaaliya-oo-gaarey-magaalada-baydhabo\/","title":{"rendered":"Wafdi ay hoggaamineyso Wasiirka Haweenka XFS oo gaaray Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wafdi heer federaal ah oo ay hoggaamineyso wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha qoyska Marwo, Khadiijo Maxamed Diiye ayaa maanta gaarey magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.<\/p>\n<p>Sidoo kale wafdiga waxaa\u00a0qeyb ka ahaa wasiirada wasaaraddaha Haweenka ee dowlad gobolleedyada dalka, waxaana Baydhabo ku soo dhoweeyey wasiirka wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo madaxtooyada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Ujeedka socdaalka mas\u2019uuliyiinta maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa lagu sheegey iney tahay ka qeyb-galka munaasabadda sanad guurada 4-aad ee madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wafdi heer federaal ah oo ay hoggaamineyso wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha qoyska Marwo, Khadiijo Maxamed Diiye ayaa maanta gaarey magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Sidoo kale wafdiga waxaa\u00a0qeyb ka ahaa wasiirada wasaaraddaha Haweenka ee dowlad gobolleedyada dalka, waxaana Baydhabo ku soo dhoweeyey wasiirka wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":471438,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471437","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471437","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471437"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471437\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471450,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471437\/revisions\/471450"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471438"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471437"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471437"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471437"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}