{"id":471425,"date":"2022-12-19T09:16:08","date_gmt":"2022-12-19T09:16:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471425"},"modified":"2022-12-19T09:16:08","modified_gmt":"2022-12-19T09:16:08","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-saxaafadda-ku-boorriyay-in-ay-door-muhiim-ah-ka-qaataan-la-dagaallanka-musuq-maasuqaraiisul-wasaare-xfs-oo-saxaafadda-ku-boorriyay-in-ay-door-xaqiiqda-ku-kaga-qeyb-qaadato-l","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-saxaafadda-ku-boorriyay-in-ay-door-muhiim-ah-ka-qaataan-la-dagaallanka-musuq-maasuqaraiisul-wasaare-xfs-oo-saxaafadda-ku-boorriyay-in-ay-door-xaqiiqda-ku-kaga-qeyb-qaadato-l\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS oo saxaafadda ku boorriyay in ay door muhiim ah ka qaataan la dagaallanka musuq-maasuqa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku boorriyay saxaafadda Soomaaliyeed in ay door nadiif ah, oo xaqiiqada ku saleysan ay kaga qayb qaadato la dagaallanka musuq-maasuqa, oo ay tooshka ku ifiyaan dadka ku jira dowladda ee ku kaca musuq-maasuq.<\/p>\n<p>\u201cSuxufiga waa in uu nadiif yahay oo\u00a0 wax uu sheegaya saxtahay, si uu tuugada u ilaaliyo, waxaana la dhahaa saxaafaddu waa awoodda afaraad oo ay bulshadu leedahay, waxaa xor looga dhigay oo xuquuqda faraha badan loo siiyay, aduunyaduna leedayhay yaanan la taabanin oo dhinac kaste looga istaagay waa rajo laga qabo in saxafiyiintu nadiif yihiin\u201d ayuu yiri mudane Hamse Abdi Barre<\/p>\n<p>Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladda ku adkaaneyso inay ogaato musuq-maasuqa hadaysan ururada bulshada oo ay saxaafadda koow ka tahay ka shaqeynin la dagaallanka musuq-maasuq, waxa uuna sidoo ku dhiirro-galiyay in ay tilmaamaan kuwa dhacaya hantida dadweyne si loola xisaabtammo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Xamsa oo sheegay in xukuumadda Dan Qaran ay ka go\u2019an tahay cirib tirka Musuq-maasuqa ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in bulshada iyo dowladda oo wadajira ay la dagaalaan, oo dhaqan musuq naceyb ah buslada laga dhex abuuro maadaama toosinta nidaamka dowliga ah kaliya uusan ku filneyn la dagaallanka Musuqa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku boorriyay saxaafadda Soomaaliyeed in ay door nadiif ah, oo xaqiiqada ku saleysan ay kaga qayb qaadato la dagaallanka musuq-maasuqa, oo ay tooshka ku ifiyaan dadka ku jira dowladda ee ku kaca musuq-maasuq. \u201cSuxufiga waa in uu nadiif yahay oo\u00a0 wax uu sheegaya saxtahay, si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":471428,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471425","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471425","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471425"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471425\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471429,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471425\/revisions\/471429"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471428"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471425"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471425"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471425"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}