{"id":471401,"date":"2022-12-18T18:16:24","date_gmt":"2022-12-18T18:16:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471401"},"modified":"2022-12-18T18:23:35","modified_gmt":"2022-12-18T18:23:35","slug":"xulka-qaranka-argentine-oo-ku-guulleystay-koobka-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xulka-qaranka-argentine-oo-ku-guulleystay-koobka-adduunka\/","title":{"rendered":"Xulka Qaranka Argentine oo ku guulleystay Koobka Adduunka 2022"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Xulka Qaranka Argentine ayaa ku guulleystay Koobka Adduunka sannadka 2022 ee ka qabsoomay dalka Qadar, ka dib markii ciyaar gaartay Gool-ku-laad 4-2 kaga adkaatay Xulka Faransiiska.<\/p>\n<p>Ciyaarta oo aad u xiiso badneyd ayaa 3-3 labada xul isla dhaafi wayeen, ka dib daqiiqado lagu daray waxaana la aaday gool ku laad oo 4-2 guusha ku raacday Argentina.<\/p>\n<p>Xaflado iyo damaashaad ayaa ka billaawday magaalooyinka dalka Argentina, iyada oo ay u dabaal dagayaan markii saddexaad oo ay ku guuleysteen Koobka Adduunka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Xulka Qaranka Argentine ayaa ku guulleystay Koobka Adduunka sannadka 2022 ee ka qabsoomay dalka Qadar, ka dib markii ciyaar gaartay Gool-ku-laad 4-2 kaga adkaatay Xulka Faransiiska. Ciyaarta oo aad u xiiso badneyd ayaa 3-3 labada xul isla dhaafi wayeen, ka dib daqiiqado lagu daray waxaana la aaday gool ku laad oo 4-2 guusha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":471402,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471401","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471401","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471401"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471401\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471404,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471401\/revisions\/471404"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471402"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}