{"id":471329,"date":"2022-12-17T20:54:05","date_gmt":"2022-12-17T20:54:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471329"},"modified":"2022-12-17T21:06:03","modified_gmt":"2022-12-17T21:06:03","slug":"ciidamada-qaranka-oo-dilay-horjooge-sare-oo-ka-tirsanaa-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-qaranka-oo-dilay-horjooge-sare-oo-ka-tirsanaa-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidamada Qaranka ayaa dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xaqiijiyay geerida Yuusuf Maxamad Jingaab. (Wasiir) oo ahaa horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta kaas oo halis wayn ku ahaa badqabka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Yuusuf Jingaab wuxuu ka mid ahaa xubnaha ugu halista badan Khawaarijta ee qaabilsanaa dhanka marin habaabinta, isagoo horay u qalday dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Horjooge Yuusuf Jingaab waxaa lagu dilay hawlgal Ciidamada Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeen deegaanka Juxaay isaga iyo 87 xubnood oo kale oo ka tirsanaa Khawaarijta, 15-kii bishaan.<\/p>\n<p>Dawladda Soomaaliya waxaa ka go\u2019an in cadaaladda la marsiiyo kuwa caadaystay gaboodfallada ka dhanka ah shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-471331\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221217-WA0064-212x300.jpg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221217-WA0064-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221217-WA0064-722x1024.jpg 722w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221217-WA0064-696x986.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221217-WA0064-296x420.jpg 296w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221217-WA0064.jpg 762w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xaqiijiyay geerida Yuusuf Maxamad Jingaab. (Wasiir) oo ahaa horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta kaas oo halis wayn ku ahaa badqabka shacabka Soomaaliyeed. Yuusuf Jingaab wuxuu ka mid ahaa xubnaha ugu halista badan Khawaarijta ee qaabilsanaa dhanka marin habaabinta, isagoo horay u qalday dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed. Horjooge [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":471330,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471329","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471329"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471344,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471329\/revisions\/471344"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471330"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}