{"id":471235,"date":"2022-12-16T11:05:51","date_gmt":"2022-12-16T11:05:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471235"},"modified":"2023-01-07T09:18:02","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:02","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-ka-qeybgashay-shirka-golaha-midowga-dhaqaalaha-ee-dalalka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-qeybgashay-shirka-golaha-midowga-dhaqaalaha-ee-dalalka-carabta\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirka Golaha Midowga Dhaqaalaha ee Dalalka Carabta"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga qaybgalay Shirka Golaha Midowga Dhaqaalaha Waddamada Carabta oo sanadkaan ay Shir guddoomisay Dowladda Suudaan.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ahaa kii 115-aad waxaa sanadkaan looga hadlay qodobbo dhowr ah oo ay kamid ahaayeen Ka hortagga abaaraha, xal u helidda cunto yarida iyo isdhaxgalka dhaqaalaha ee dowladaha carabta.<\/p>\n<p>Wasiirka Maalitadda XFS,waxaa shirkaasi kala qeybgalay Safirka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Maxamed Sheekh\u00a0 Isxaaq iyo Safiirka Soomaaliya ee Dalka Masar Ilyaas Sheekh\u00a0 Axmed<\/p>\n<p>Sanadka soo socda Soomaaliya ayaa la filayaa in ay la wareegto shirguddoonka Golaha Midowga Dhaqaalaha ee Waddamada Carabta .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga qaybgalay Shirka Golaha Midowga Dhaqaalaha Waddamada Carabta oo sanadkaan ay Shir guddoomisay Dowladda Suudaan. Shirkaan oo ahaa kii 115-aad waxaa sanadkaan looga hadlay qodobbo dhowr ah oo ay kamid ahaayeen Ka hortagga abaaraha, xal u helidda cunto yarida iyo isdhaxgalka dhaqaalaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":471236,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471235","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471235","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471235"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471237,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471235\/revisions\/471237"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471236"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}