{"id":471183,"date":"2022-12-15T16:55:12","date_gmt":"2022-12-15T16:55:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471183"},"modified":"2022-12-15T16:59:57","modified_gmt":"2022-12-15T16:59:57","slug":"dowladda-soomaaliya-iyo-qm-oo-wadajir-ugu-dhawaaqay-in-cabsidii-laga-qabay-macluul-dalka-ka-dilaacda-ay-hoos-u-dhacday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-iyo-qm-oo-wadajir-ugu-dhawaaqay-in-cabsidii-laga-qabay-macluul-dalka-ka-dilaacda-ay-hoos-u-dhacday\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya iyo QM oo Wadajir ugu dhawaaqay in cabsidii laga qabay macluul dalka ka dilaacda ay hoos u dhacday."},"content":{"rendered":"<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xdj266r\">\n<div dir=\"auto\">\n<p>Muqdisho (SONN)-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa wadajir ugu dhawaaqay in cabsidii laga qabay macluul dalka ka dilaacda ay hoos u dhacday.<\/p>\n<p>Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan gurmadka abaaraha ayaa bogaadiyay dadaallada wadajirka ah ee Dowladda Federaalka ee looga hor tagay macluul la saadaalinayay in ay dalka ka dhacdo.<\/p>\n<p>Warbixintaan ayaa ku eegeynaa xaaladda ka jirta kaamamkii uu madaxweynuha JFS kaga dhawaaqay in xaalad macluul ah laga cabsi qabo, Link-ga Hoose Ka Daawo Warbixinta.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/fb.watch\/hr2mOJQ-6A\/?mibextid=2Rb1fB\">https:\/\/fb.watch\/hr2mOJQ-6A\/?mibextid=2Rb1fB<\/a><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONN)-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa wadajir ugu dhawaaqay in cabsidii laga qabay macluul dalka ka dilaacda ay hoos u dhacday. Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan gurmadka abaaraha ayaa bogaadiyay dadaallada wadajirka ah ee Dowladda Federaalka ee looga hor tagay macluul la saadaalinayay in ay dalka ka dhacdo. Warbixintaan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":433138,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471183","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471183","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471183"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471183\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471188,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471183\/revisions\/471188"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/433138"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}