{"id":471083,"date":"2022-12-14T11:01:57","date_gmt":"2022-12-14T11:01:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471083"},"modified":"2022-12-14T11:31:16","modified_gmt":"2022-12-14T11:31:16","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-gaaray-degmada-aadan-yabaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-gaaray-degmada-aadan-yabaal\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS oo gaaray degmada Aadan-yabaal"},"content":{"rendered":"<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xdj266r x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">\n<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminay ayaa maanta gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe oo ka mid ah magaalooyinka ugu muhiimsan ee dhawaan laga xoreeyay khawaarijta Alshabaab.<\/p>\n<p>Wefdiga waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay Magaalada Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa, saraakiisha ciidanka,xildhibaanno iyo shacabka degmada \u00a0Aadan yabaal oo isu soo baxay.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha ayaa inta uu halkaa joogo waxa uu kulamo la qaadan doona saraakiisha ciidanka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.<\/p>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">onta xogta oo faah faahsan.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminay ayaa maanta gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe oo ka mid ah magaalooyinka ugu muhiimsan ee dhawaan laga xoreeyay khawaarijta Alshabaab. Wefdiga waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay Magaalada Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa, saraakiisha ciidanka,xildhibaanno iyo shacabka degmada \u00a0Aadan yabaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":471084,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471083","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471083","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471083"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471105,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471083\/revisions\/471105"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471084"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}