{"id":471067,"date":"2022-12-14T09:37:31","date_gmt":"2022-12-14T09:37:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471067"},"modified":"2022-12-14T09:38:01","modified_gmt":"2022-12-14T09:38:01","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-khawaarijta-kala-wareegay-degaanno-katirsan-gobalka-baay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-khawaarijta-kala-wareegay-degaanno-katirsan-gobalka-baay\/","title":{"rendered":"Ciidamada xoogga dalka oo khawaarijta kala wareegay degaanno katirsan Gobalka Baay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-CIidamada xoogga dalka Soomaaliyed Gaar ahaan Taliska Guutada 8aad Qeybta 60aad ayaa la wareegay Gacan ku haynta degaannada Daynuunaay iyo Moodo moodo oo katirsan Gobalka Baay.<\/p>\n<p>Howlgal ay Ciidamada saaka Waaberigii hore fuliyeen ayay u suurto gashay inay si nabad ah Ciidamada kula wareegaan degaannada Deeynuunaay iyo Mooda moodo kadib markii ay isaga baxeen khawaarijta Al-Shabaab.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_73 td_block_template_1 \">\n<p>Saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalks qeybta 60aad ayaa sheegay inay guud ahaan xaqiijiyeen Amniga labada degaanka, isla markaana ay gudaha degaannada ka wadaan howlgallo miino baaris ah.<\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-CIidamada xoogga dalka Soomaaliyed Gaar ahaan Taliska Guutada 8aad Qeybta 60aad ayaa la wareegay Gacan ku haynta degaannada Daynuunaay iyo Moodo moodo oo katirsan Gobalka Baay. Howlgal ay Ciidamada saaka Waaberigii hore fuliyeen ayay u suurto gashay inay si nabad ah Ciidamada kula wareegaan degaannada Deeynuunaay iyo Mooda moodo kadib markii ay isaga baxeen khawaarijta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":471068,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471067","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471067","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471067"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471072,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471067\/revisions\/471072"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471068"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}