{"id":471052,"date":"2022-12-14T09:24:38","date_gmt":"2022-12-14T09:24:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=471052"},"modified":"2022-12-14T09:24:38","modified_gmt":"2022-12-14T09:24:38","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-maraykanka-ee-qaramada-midoobey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-maraykanka-ee-qaramada-midoobey\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY SAFIIRKA MARAYKANKA EE QARAMADA MIDOOBEY"},"content":{"rendered":"<p>Washington (SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Shir-madaxeedka Iskaashiga Afrika iyo Mareykanka ayaa kulan doceed la qaatay Safiirka Maraykanka ee Qaramada Midoobey Marwo Linda Greenfield.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa la wadaagay Danjire Linda guulaha laga soo hoyey dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab, waxa uuna tilmaamay saameynta cuna-qabateynta dhanka hubka ee saaran Soomaaliya, isagoo sheegay in si naf hurnimo leh ay ciidamada Soomaaliyeed ku xoreeyeen gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo xusay doorka geesinimada leh iyo garab istaagga Ciidamada Qalabka Sida ee ay muujiyeen bulshada deegaannada la xoreeyey ayaa dul istaagay xaaladda nololeed ee adag ee ka jirta degmooyinka iyo deegaannada laga saaray argagixisada khawaarijta ah, kuwaas oo burburiyey kaabeyaasha nolosha iyo adeegyadii dadweynaha ee ka jiray deegaannadaas.<\/p>\n<p>Madaxweyne Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka rajeeyey diblumaasiyadda Maraykanka in ay codkooda Golaha Ammaanka iyo Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ay ku xoojiyaan qorsheyaasha dib u dhiska ciidamada Soomaaliya, qaadista cunaqabateynta hubka, ka hortagga isbeddelka cimilada iyo dib u dhiska deegaannada laga xoreeyey Khawaarijta Alshabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-471053 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka66666.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"854\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka66666.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka66666-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka66666-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka66666-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka66666-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka66666-1068x713.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka66666-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-471054 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka-ssssssssssss.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"832\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka-ssssssssssss.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka-ssssssssssss-300x195.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka-ssssssssssss-1024x666.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka-ssssssssssss-768x499.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka-ssssssssssss-696x452.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka-ssssssssssss-1068x694.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka-ssssssssssss-646x420.jpg 646w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-471055 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka888.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"854\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka888.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka888-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka888-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka888-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka888-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka888-1068x713.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/safiirka888-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington (SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Shir-madaxeedka Iskaashiga Afrika iyo Mareykanka ayaa kulan doceed la qaatay Safiirka Maraykanka ee Qaramada Midoobey Marwo Linda Greenfield. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Danjire Linda guulaha laga soo hoyey dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab, waxa uuna tilmaamay saameynta cuna-qabateynta dhanka hubka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":471054,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-471052","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471052","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471052"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471052\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":471056,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/471052\/revisions\/471056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/471054"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471052"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=471052"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=471052"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}