{"id":470980,"date":"2022-12-12T12:04:17","date_gmt":"2022-12-12T12:04:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470980"},"modified":"2022-12-12T14:54:31","modified_gmt":"2022-12-12T14:54:31","slug":"raiisul-wasaare-xamse-waxaan-u-baahanahay-in-aan-ka-gudubno-in-dadkeennu-ay-u-dhintaan-cudurro-yaryar-oo-si-fudud-lagu-daaweyn-karo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-waxaan-u-baahanahay-in-aan-ka-gudubno-in-dadkeennu-ay-u-dhintaan-cudurro-yaryar-oo-si-fudud-lagu-daaweyn-karo\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse &#8220;Waxaan u baahanahay in aan ka gudubno in dadkeennu ay u dhintaan cudurro yaryar oo si fudud lagu daaweyn karo.&#8221;"},"content":{"rendered":"<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xdj266r x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho(SONNA):- Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane <a class=\"x1i10hfl xjbqb8w x6umtig x1b1mbwd xaqea5y xav7gou x9f619 x1ypdohk xt0psk2 xe8uvvx xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x16tdsg8 x1hl2dhg xggy1nq x1a2a7pz xt0b8zv x1qq9wsj xo1l8bm\" tabindex=\"0\" role=\"link\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/HamzaAbdiBarre\/?__cft__[0]=AZX7I8VavGS9kXQBLp9xHYJaSMJTqzv9ctjGeLkDlVPoPH5GbRnVLBuSvd4L6b22v2NLWOX_Y11glR0vlAvP6WWGa0OhOcHRVOgsbzHrvTNY_JPH4hkEc3udILFNoOeRMHoqy83g_j6ncjhwxW2fMlcpNICOzaCfV9o8CTVY0AGgL6RSN9rVtL0rPY6CpRGRXRM&amp;__tn__=kK-R\"><span class=\"xt0psk2\">Hamza Abdi Barre<\/span><\/a> ayaa sheegay in aan la aqbali karin hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed in ay u dhintaan daryeel la&#8217;aan caafimaad.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ra&#8217;iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay kulanka isku duwidda hawlaha nidaamka caafimaadka Soomaaliya iyo xuska maalinta caalamiga ah ee yoolka caafimaadka, ayaa tilmaamay in xukuumaddiisu ku dadaaleyso in dalka laga xoreeyo Khawaarijta, lana sugo amniga, si dalka oo dhan ay uga billaabato nolol bulsho oo wanaagsan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ballan qaaday in xukuumaddu ay deegaannada cadawga laga xoreeyo geyn doonto adeegyada aasaasiga ah ee shacabku dowladda uga baahan yihiin oo uu ugu horreeyo adeeg caafimaad.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ra&#8217;iisul Wasaaraha, ayaa xusay in xukuumaddiisu ay ku dadaaleyso in dalka laga xoreeyo Khawaarijta, lana sugo amniga, si dalka oo dhan ay uga billaabato nolol bulsho oo wanaagsan, waxuuna ballan qaaday in xukuumaddu ay deegaannada cadawga laga xoreeyo geyn doonto adeegyada aasaasiga ah ee shacabku dowladda uga baahanyihiin oo uu ugu horreeyo adeeg caafimaad.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa sheegay in aan la aqbali karin hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed in ay u dhintaan daryeel la&#8217;aan caafimaad. Ra&#8217;iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay kulanka isku duwidda hawlaha nidaamka caafimaadka Soomaaliya iyo xuska maalinta caalamiga ah ee yoolka caafimaadka, ayaa tilmaamay in xukuumaddiisu ku dadaaleyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":470981,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,7,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470980","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-siyaasadda","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470980","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470980"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470980\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470982,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470980\/revisions\/470982"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470981"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470980"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470980"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470980"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}