{"id":470951,"date":"2022-02-10T16:31:45","date_gmt":"2022-02-10T16:31:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470951"},"modified":"2022-02-10T16:31:45","modified_gmt":"2022-02-10T16:31:45","slug":"agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-guddoomiyay-shirka-isku-xirka-u-qeybsanayaasha-safaaradaha-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-guddoomiyay-shirka-isku-xirka-u-qeybsanayaasha-safaaradaha-sawirro\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka oo  guddoomiyay shirka isku xirka u qeybsanayaasha Safaaradaha &#8220;Sawirro&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa guddoomiyay shirka isku xirka u qeybsanayaasha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Safaaradaha Soomaaliya ay ku leedahay wadamada caalamka.<\/p>\n<p>Shirka u qeybsanayaaaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo lagu qabtay habka fogaan aragga ayaa waxaa ka qeybgalay 20 u qeybsane oo safaaradaha iyo qunsuliyadaha ay joogaan ka bixiyaan adeegyada Socdaalka iyo Baasaboorka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Uqeybsanayaasha Hay\u2019adda ee Safaaradaha ayaa waxay shirka ku soo gudbiyeen warbixinada la xiriirta arimaha Socdaalka, heshiisyada iyo habraacyada cusub ee dalalka ay ka howlgalaan, sidoo kale waxay soo gudbiyeen xaaladaha muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku jira xabsiyada dalalka ay ka howlgalaan. Shirka u qeybsanayaasha ayaa waxaa goobjoog ahaa Waaxyaha Jinsiyadda, Kontoroolka Xuduudaha, Ajaanibta, shaqaalaha, Howlaha, Xiriirka Dibedda iyo Waaxda Baarista Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa u qeybsanayaasha Hay\u2019adda Socdaalka u sheegay in uu waajib ka saaran yahay ilaalinta shuruucda iyo habraacyada lagu bixiyo adeegyada ay ka bixiso Hay\u2019adda safaaradaha dibedda, isla markaana lagula xisaabtamayo waajibaadkooda shaqo oo ay u joogaan dalalka ay ka howlgalaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Agaasime Cabdul ayaa ku howlan dardargelinta adeegyada Hay\u2019addu ka bixiso safaaradaha dibadda iyo in laga jawaabo baahiyaha muwaadiniinta Soomaaliyeed oo ku sugan wadamada caalamka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498853 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644508836971.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498854 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644508839633.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"489\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498855 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644508842366.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498856 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644508844795.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498857 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644508847225.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498858 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644508849728.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498859 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644508852343.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498860 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644508854853.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498861 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644508857437.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498862 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644508861747.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa guddoomiyay shirka isku xirka u qeybsanayaasha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Safaaradaha Soomaaliya ay ku leedahay wadamada caalamka. Shirka u qeybsanayaaaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo lagu qabtay habka fogaan aragga ayaa waxaa ka qeybgalay 20 u qeybsane oo safaaradaha iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":470952,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470951","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470951","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470951"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470951\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470953,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470951\/revisions\/470953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470952"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470951"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470951"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470951"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}