{"id":470940,"date":"2022-02-10T14:22:44","date_gmt":"2022-02-10T14:22:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470940"},"modified":"2022-02-10T14:22:44","modified_gmt":"2022-02-10T14:22:44","slug":"wasiirka-gaadiidka-iyo-duulista-hawadda-xfs-oo-la-kulmay-madaxa-hayadda-wfp-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaadiidka-iyo-duulista-hawadda-xfs-oo-la-kulmay-madaxa-hayadda-wfp-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo la kulmay Madaxa Hay&#8217;adda WFP ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax Ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa WFP ee Soomaaliya Mudane El-Khidir Daloum.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha abaarraha dalka ka jira iyo sidii loo fududayn lahaa duulimaadyadda Gargaarka sidii ay deg deg ugu gaari lahaayeen goobaha loo qorsheeyay.<\/p>\n<p>El-Khidir Daloum Ayaa Wasiir Duran Farah uga mahad celiyay sida Xukuumadda Soomaaliya ay u fududaynayso hawlaha gurmadka abaaraha, waxaana uu sheegay in dhankooda ay ku dadaalayaan in dadka cunada u baahan gargaarku si dhaqse ah u gaaro.<\/p>\n<p>Ugu dambayn Wasiirka Gaadiidka ayaa boggaadiyay dadaalka WFP waxaana uu dhanka kale shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay gacmaha is qabsadaan iskuma gargaaraan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-470941\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/1f9079f8-72cb-451a-8a16-1448acf19ad8.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/1f9079f8-72cb-451a-8a16-1448acf19ad8.jpeg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/1f9079f8-72cb-451a-8a16-1448acf19ad8-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/1f9079f8-72cb-451a-8a16-1448acf19ad8-696x464.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/1f9079f8-72cb-451a-8a16-1448acf19ad8-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-470942\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/0331f2cb-2adf-45bc-9623-dd9ae9b6b58c.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/0331f2cb-2adf-45bc-9623-dd9ae9b6b58c.jpeg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/0331f2cb-2adf-45bc-9623-dd9ae9b6b58c-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/0331f2cb-2adf-45bc-9623-dd9ae9b6b58c-696x464.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/0331f2cb-2adf-45bc-9623-dd9ae9b6b58c-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax Ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa WFP ee Soomaaliya Mudane El-Khidir Daloum. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha abaarraha dalka ka jira iyo sidii loo fududayn lahaa duulimaadyadda Gargaarka sidii ay deg deg ugu gaari lahaayeen goobaha loo qorsheeyay. El-Khidir Daloum Ayaa Wasiir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":470941,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470940","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470940"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470943,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470940\/revisions\/470943"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470941"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}