{"id":470919,"date":"2022-02-10T12:08:16","date_gmt":"2022-02-10T12:08:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470919"},"modified":"2022-02-10T12:08:46","modified_gmt":"2022-02-10T12:08:46","slug":"baraawe-oo-lagu-doortay-lix-kursi-oo-ka-mid-noqonaya-bfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/baraawe-oo-lagu-doortay-lix-kursi-oo-ka-mid-noqonaya-bfs\/","title":{"rendered":"Baraawe oo lagu doortay lix kursi oo ka mid noqonaya BFS"},"content":{"rendered":"<p>Baraawe-(SONNA)-Waxaa goordhow lagu soo gabagabeeyay magaalada Baraawe ee caasimadda maamul goboleedka koofur galbeed doorashada lix kursi oo ka mid noqonaya baarlamaanka 11-aad ee dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mudanayaasha maanta kusoo baxay tartanka kuraasta BFS ee maamulka koofur galbeed ayaa kala ah , Cali Maxamed Sheekh (Bagadi) , Maxamed Yuusuf Xasan, Cabdifataax Cabdulaahi Araye, Aweys Xuseen Macalin, Jawaahir Cadaawe Cabdi iyo Cabduqaadir Cabdiraxmaan Dhuure.<\/p>\n<p>Magaalada Baraawe oo degaan doorasho u ahayd 13 xildhibaan oo ka mid noqonaya BFS\u00a0 ayaa toddoba ka mid halkaasi lagu qabtay shalay, halka maantana ay ka dhacday doorashada lix kursi oo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baraawe-(SONNA)-Waxaa goordhow lagu soo gabagabeeyay magaalada Baraawe ee caasimadda maamul goboleedka koofur galbeed doorashada lix kursi oo ka mid noqonaya baarlamaanka 11-aad ee dowladda federaalka Soomaaliya. Mudanayaasha maanta kusoo baxay tartanka kuraasta BFS ee maamulka koofur galbeed ayaa kala ah , Cali Maxamed Sheekh (Bagadi) , Maxamed Yuusuf Xasan, Cabdifataax Cabdulaahi Araye, Aweys Xuseen Macalin, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":470922,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470919","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470919","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470919"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470919\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470923,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470919\/revisions\/470923"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470922"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470919"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470919"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470919"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}