{"id":470909,"date":"2022-02-10T10:27:31","date_gmt":"2022-02-10T10:27:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470909"},"modified":"2022-02-10T10:28:13","modified_gmt":"2022-02-10T10:28:13","slug":"hayadda-qatar-charity-oo-gargaar-gaarsiisay-magalooyinka-dhoobleey-iyo-ceel-barde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-qatar-charity-oo-gargaar-gaarsiisay-magalooyinka-dhoobleey-iyo-ceel-barde\/","title":{"rendered":"Haya\u2019dda Qatar Charity oo gargaar gaarsiisay magalooyinka Dhoobleey iyo Ceel Barde"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Haya\u2019dda Qatar Charity ayaa raashin u qaybisay dadak ay abaaruhu saameeyeen ee ku soo barakacay Magaalooyinka Dhoobleey oo ka tirasan Gobolka Jubbada hoose iyo degmada Ceel-Barde ee Gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Mashruucan raashin qaybinta ah ayaa waxaa ka faa\u2019iidaystay in kabadan 9,240 qof oo ka tirsan qoysaska ay sida daran u saamaysay abaarta, taas oo keentay in ay waayaan xoolihii hoosna u dhaco wax soo saarkii beeraha.<\/p>\n<p>Wakiilka Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka maamulka Jubbaland ee magaalada Dhoobleey, Cabdimaalik Baddal Maxamed ayaa uga mahad celiyay deeqda ay Qatar charity gaarsiisay dadka kasoo barakacay abaarta.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Dhoobleey, Siyaad Maxamed Xasan ayaa sheegay in ay aad uga faraxsanyihiin gargaarkan oo ku soo beegmay xilli ay barakacayaasha ku sugan degmada Dhoobleey wajahayaan xalada nololeed oo aad u adag.<\/p>\n<p>Guddoomiye Siyaad ayaa uga mahad celiyay shacabka reer Qatar iyo Haya\u2019dda Qatar Charity garab istaagga ay u muujiyeen walaalahooda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Haya\u2019dda Qatar Charity ayaa sidan oo kale horay uga qaybisay\u00a0 raashin ay kaa faa\u2019iidaysteen 7,800 qof, oo ku dhaqan magaalooyinka Kismaayo iyo Garba-haareey ee dowlad Goboleedka Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Haya\u2019dda Qatar Charity ayaa raashin u qaybisay dadak ay abaaruhu saameeyeen ee ku soo barakacay Magaalooyinka Dhoobleey oo ka tirasan Gobolka Jubbada hoose iyo degmada Ceel-Barde ee Gobolka Bakool. Mashruucan raashin qaybinta ah ayaa waxaa ka faa\u2019iidaystay in kabadan 9,240 qof oo ka tirsan qoysaska ay sida daran u saamaysay abaarta, taas oo keentay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":470910,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470909","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470909","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470909"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470909\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470911,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470909\/revisions\/470911"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470910"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470909"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470909"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470909"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}