{"id":470888,"date":"2022-02-10T06:18:55","date_gmt":"2022-02-10T06:18:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470888"},"modified":"2022-02-10T06:19:34","modified_gmt":"2022-02-10T06:19:34","slug":"wasiirka-caddaaladda-oo-sheegay-inay-isku-xiran-yihiin-amniga-iyo-caddaaladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caddaaladda-oo-sheegay-inay-isku-xiran-yihiin-amniga-iyo-caddaaladda\/","title":{"rendered":"Wasiirka caddaaladda oo sheegay inay isku xiran yihiin amniga iyo caddaaladda+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka JFS mudane Xasan Xuseen Xaaji oo ka hadlay kulan lagu soo xirayay shir socday muddo labo toddobaad oo looga hadlayay soo idlaashaha guddi farsamo ee Dowladda Federaalka iyo Midowga Afrika laguna gorfeynayay qorshaha Qaran ee kala-guurka iyo sidii loo dardar gelin lahaa habraacyada fulinta mandate-ka lagu heshiiyey labada sano ee soo socota ayaa sheegay in caddaaladda iyo nabaddu ay isku xiran yihiin.<\/p>\n<p>Wasiirka Cadaaladda oo horeyna u ahaa Wasiirka Gaashaandhigga XFS, xog ogaalna u ahaa geeddi socodka loogu jiray dib u hanashada hanaanka amni oo ay dowladda kagala wareegeyso AMISOM, ayaa ka hadlay sidii Caddaalad loo gaarsiin lahaa dhammaan degaannada laga xoreeyey ururrada argagixisada, loona xallin lahaa gocashooyin ay qabaan bulshooyinka ku dhaqan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa xusay in amniga iyo Cadaaladda ay yihiin labo isku lammaanan, loona baahan yahay in degaannada la xoreeyo shacabka ku dhaqan ay helaan caddaalad.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa gunaanadka munaasabadda uga mahadceliyey beesha caalamka sida aan kala go\u2019a lahayn ee ay u garab taagan yihiin shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-470890 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/AU-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/AU-1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/AU-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/AU-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/AU-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-470891 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/AU2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/AU2-1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/AU2-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/AU2-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/AU2-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-470892 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/AU3.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/AU3.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/AU3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/AU3-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/AU3-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka JFS mudane Xasan Xuseen Xaaji oo ka hadlay kulan lagu soo xirayay shir socday muddo labo toddobaad oo looga hadlayay soo idlaashaha guddi farsamo ee Dowladda Federaalka iyo Midowga Afrika laguna gorfeynayay qorshaha Qaran ee kala-guurka iyo sidii loo dardar gelin lahaa habraacyada fulinta mandate-ka lagu heshiiyey labada sano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":470889,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470888","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470888","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470888"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470888\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470894,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470888\/revisions\/470894"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470889"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470888"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470888"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470888"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}